Bollywood King Khan wuxuu ka mid yahay atoorayaasha guusha u saaxiibka ah sidoo kalena sameeyaan aflaan tayo wanaagsan oo kuwa filimada ka faaloodaan iyo daawadayaasha soo dhaweeyaan.
Sidaa darteed waxaa Update lagu sameeyay 10-ka filim SRK sameeyay kuwooda ugu sheekada wanaagsan ayadoo lagu sameeyay qiimeynta IMDb Rating.
IMDb ayaa qiimeynta ku saleesao hal ilaa 10 dhibcood filim walbana qiimeynta sheekadiisa dhibco u dhigmaan ayaa la siiyaa ayadoo lagu saleenayo inta qof ee shabakada IMDb u coodeeyaan filimka inuu yahay mid heer sare ah, wanaagsan, dhex dhexaad, liito ama aad u liito fariin ahaan.
Fadlan hoos kaga bogo 10-ka filim ee SRK sameeyay kuwooda ugu sheekada wanaagsan qiimeynta IMDb Rating iyo filim wabo 10-ka dhibcood wax lagu qiimeeyo dhibcaha uu ka heesto:
1. Chak De! India – IMDb rating: 8.3

2. Swades – IMDb rating: 8.3

3. Dilwale Dulhania Le Jayenge – IMDb rating: 8.2

4. Kabhi Haan Kabhi Naa – IMDb rating: 8

5. My Name Is Khan – IMDb rating: 8

6. Kal Ho Naa Ho – IMDb rating: 8

7. Hey Ram – IMDb rating: 8

8. Veer-Zaara – IMDb rating: 7.9

9. Darr – IMDb rating: 7.9

10. Dear Zindagi – IMDb rating: 7.9

SRK Aflaantiisa Ugu Sheekada Wanaagsan 7-filim oo ka mid ah 8/10 ayay heleen qiimeynta IMDb Rating halka 3-filim ay heleen 7/10 xeen daabka ah sidaa darteed filimadiisa waa kuwo sheeko ahaan heer sare ah.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here