Jai Lava Kusa Afsomali

54
Loading...
Not rated yet!

Jai Lava Kusa

20172 h 30 min
Overview

Triplets Jai, Lava and Kusa are separated at a very young age and later reunited due to circumstances, until their independent lives and past resentments resurfaces and threatens to separate them.

Metadata
Director K S Ravindra
Runtime 2 h 30 min
Release Date 21 September 2017
Details
Movie Status
Movie Rating Not rated
Images
No images were imported for this movie.
Loading...

54 COMMENTS

  1. Abti mad no so daysan maxad nagaga adkaynaysan filimkan ayan idin ka dalbaday 3 jeer wax ka badan hadaydan so dayn karayn oo turjumaadisu idinku adkaatay no sheega la idin lama yaabayo waayo qofna kuma dhalan wax walpa marka kaliya waqtiga ad so daynaysan oo walipa idinka dhab ah noo sheega wixi la isu ogyahay aya fiicane ???

  2. dadka ha qursanina webside kiina waa lagu xeran yahay hadane film kee dadka u badan yihiin ee jcl yihiin uma soo desaan film mala yacni ah oo calacal ah ayaad noo soo deenesan 20 tan bari ayaan filmka in la soo dayay hubinayay iyo sacadkasta ciyaal nimada naga daya waxaan rabno noo suubiya oo film yadan jclano noo soo daya si webside kiina loo jclado oo aan idin ku sii xernaano heer waxaa na garsiisen af hindi asoo ah inaa radsano gumeesi siyaasada ku ogaa gumesigana ma film yadii baad naga galiseen war hadaad nala shaqesan ood film yada noo fasaxdan lcg xataa waa ogol nahay ee film yada noo soo daya siba film kaan waan rabnaa na tix galiya waa nii tix galinaye igana raali ahada waxaa iga hadal siyay sugida badan aan idin sugeenay wana mahadsan tihiin

  3. marka hore bahda aflaanta turjunto aad ayaan idiin salamaayaa ru ahantii filimaantaad turjuntaan aad ayaan uxiiseyaa wadareemikarnaa hadaan nahay dhalinta inku xiran web kastood filimaanta soogalisan waashaqobadan marka waxaan inka codsaneynaa inaad nosoo dadajisaan sideey inkugufududahay wana mahdsantihiin

  4. Nio akhyarta wan idin salamay somalida mid aya ka qaldan siiba fanbroj shaqalaheda u qabilsan xayeysinta filimada ama mamulka pagekan ugu horayn wa inad hubta inad filimka turjumi kartan marka so dhiga oo xayeysiiya lkn idinka oon waxpa isla hayn marnba ha xayeysinina lkn mid an idin sheego hore waxad ugu so qorten pageka mysomali bari ayan so dhigayna baridaasina waxay ahayd 7:1:2018 waxan sugayey ka hor ila hada adeer ciyaarta naga daaya hadi kale inagu kala kaxeeya ……..

  5. Nio akhyarta wan idin salamay somalida mid aya ka qaldan siiba fanbroj shaqalaheda u qabilsan xayeysinta filimada ama mamulka pagekan ugu horayn wa inad hubta inad filimka turjumi kartan marka so dhiga oo xayeysiiya lkn idinka oon waxpa isla hayn marnba ha xayeysinina lkn mid an idin sheego hore waxad ugu so qorten pageka mysomali bari ayan so dhigayna baridaasina waxay ahayd 7/1/2018 waxan sugayey ka hor ila hada adeer ciyaarta naga daaya hadi kale inagu kala kaxeeya ……..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here