Amir khan iyo Aishwarya Rai ayaa caruurtoda Aradhya Bachchan iyo Azad Rao Khan aya masraxa isu helay maxana dhacay

0

Amir Khan Iyo Aishwarya Rai Ayaa Caruurtoda Aradhya Bachchan Iyo Azad Rao Khan Aya Masraxa Isu Helay Maxana Dhacay

Aishwarya Rai Bachchan iyo Abhishek Bachchan ayaa kurasta hore ka daawanayey Aradhya Bachchan ayaa soo bandhigay qayb cayaar ah ka qayb qadanaysay. 5 sano jirtan ayaa waxay masraxa kula biirtay wiilka ay dhalen Amir Khan iyo Kiran Rao ee Azad Rao Khan.

Bandhiga lagu magacdaray Annual day function ayaa si live ah loo arki karayey Abhishek, Aishwarya iyo Amir oo sacabka halka hore uga tumaya. Aradhya iyo Azad aya cadeeyay inay yihin laba qof oo kuso fooda haya mustaqbalka bollywoodka, isla markana badalaya walidkood.

SHARE

LEAVE A REPLY