Anushka sharma aya shegtay inaanay u aqoon raga aan garka lahayn rag

0

Anushka Sharma Aya Shegtay Inaanay U Aqoon Raga Aan Garka Lahayn Rag

Anushka Sharma aya soo bandhigtay nooca raga soo jiidan kara muuqalkisu sidu yahay. Wakhti ay galaysay bandhiga fashion night ayaa la waydii raga nooca soo jiidan kara muuqal ahaan.

Waxanay tiri:

“Raga gadhka leh ayaa iso jiidan kara, waxaana soo jidashada badan leh raga garka leh waana waxa ugu horeeya ee raga ka fiiriyo “

Anushka Sharma aya tiri anu rag uma aqaan raga aan gadhka lahayn, waxayna deekheda xulatay Virat Kohli oo la filaayo inay dhawaan is guursadan, waa mid leh gar fiican sidookalena garkisa ma taabto. Waana sababta uu virat kohli kuso jitay anushka sharma kuna dooratay.

 

SHARE

LEAVE A REPLY