Athiya Shetty aya shegtay inaanay qof bollyoodka kamida saxib la ahayn

Athiya Shetty aya shegtay inaanay qof bollyoodka kamida saxib la ahayn

0

Athiya Shetty ayaa aabahed filimo gaaraya 100flim kaso muuqday sidookalena loogu yeero anna of bollywood hadana atriishadan ayaa arin yaab badan sheegtay. Athiya ayaa shegtay sanadkii 2015kii marki flimkeedi ugu horeeyay ee hero kuso shaac bixisay inay fanka wax saaxib ah kulahayn ilaa haatan.

Waxaanay shegtay inay bartanka kaso gashay duni cusub uusana jirin qof garabsiiyey ama caawiyey maadama lasaaxibin qof fanka ehel u ah. Wax xiriirana lamay yeelan bollywoodka, waxanay tiri:

“markan yara mar iyo dhif ayaan aabahay u raaci jiray goobta filimadiisa ku dubayo.”

Waxaanan 2015 kusoo biiray duni aanan hal qof ka aqoon ilaa haatana wax saaxiba kuma lihi bollywodka tasina waxay tilmaamaysa inaanan magaca aabahay isku haleynin oo aan ahayn qof garab kuso galay fanka. Waxaana raba inan shaqada bollyoodka kujiro saaxib cusubna samaysto mana rabo inu qof waliba iso dhawaysto inaan ahay inanti Suniel Shetty balse shaqadayda ayaan raba inaan ku meel maro.

Athiya aya ku mashqulsan dubista flimka mubarakan oo uu la jilayo arjun kapoor , anil kapoor iyo ileana d’cruz wana flim shactiro  ah directorna ka yahay aneez benzema ayadona la dawan doono 28ka bisha july 2017

 

 

SHARE

LEAVE A REPLY