Atriishada Dhalinyarta ah ee Disha Patani Waa Maxay Sababta Ay Lebista Sare U Siibatay?

0

Atriishada Dhalinyarta Ah Ee Disha Patani Waa Maxay Sababta Ay Lebista Sare U Siibatay?

Sawir Qaadaha Caanka Ah ee Dabbo Ratnani Ayaa Maanta Bilaabay Barnaamijkisa Grand Calender 2017 Sawir Qaadista dadka caanka ah ee Shirkada filimada Bollywoodka Ee India.

qarkamida dadka caanka ah ayaan sugi karin sawirada laga qaadayo ee la dhigayo bogaga waawayn ee wargeesyada iyo xuquuda sawiradan.

Atriishada Disha Patani ayaa waxay taagerayaal ka heshay barta bulshada ee mid kamida sawiradeda loo diyaariyey GRAND CALENDER 2017, 24 jirtaan ayaa bollywoodka kuso birtay 2016kii marki ay latimi filimki M.S DHONI untold story.

waxanay saamayn muuqata ku yeelatay bollywoodka sidokalena ka qayb noqon donta Grand calender 2017 waana barnaamij sawiro fashion ah loogu diyaarin doono.

SHARE

LEAVE A REPLY