Atriishada Trisha ayaa bilowday samaynta flimka NH10 oo tamil ah

Atriishada Trisha ayaa bilowday samaynta flimka NH10 oo tamil ah

0

Filimka NH10 ee sanadkii 2015kii ayaa waxaa samaysay Anushka Sharma asigoo bollywood ah, wuxuna  noqday flim horumar gaaray  sidokalena shekadisa laga helay anushka sharma ayaa ayana amaan balaran ku heshay. Haatan flimka NH10 asago tamila ayaa la sameenayaa waxaana hogaamiye looga dhigay atriishada trisha oona ku faraxsan inay wakhtigan cajiib samayso balse dhib badan samayso.

Flimka NH10 ayaa waxana loo bixiyey magaca Garjanai sidookalena atrishada trisha ayaa waxa ku wehelinaya vamsi krishna iyo atooraha tvyada ka muqda amit bhargav. Atriishada trisha ayaa sanadki hore amaan ku heshay laadarnimo ay ku matalaysay flimka kodi ee uudhanush laadar ka ahaa.

Sidokalena waxa lawada dhowri doona atriishada trisha si ay ugu hagar baxdo samaynta flimka NH10 sida Anushka sharma ookale.

SHARE

LEAVE A REPLY