Adiga Dartaa AfSomali

Adiga Dartaa intiisa badan wuxuu ku saabsan yahaya laba dhalinyaro oo is jecel, Taani Banerjee iyo Anurag Ganguly. Labadaan oo hal school wada dhigan jiray, waxay kaloo saaxiibo ahaan jireen illaa yaraantooda. Sidoo aabayaashooda xitaa xsaaxibo ayey ahaan jireenTheir respective fathers have also been best friends. Bimlendu waxay qabtaa cudurka cancer-ka aabeheedana oo ka welwelsan waxa dambeyn doona iyo cidda xanaaneen doonta gabadhiisa lacala hadduu horteeda dhinto. Sidaa darteed Shekhar ayaa wuxuu si arsoodi ah ugu guuriyey willkiisa una ballan qaaday inuu daha ka qaadi doono meherkooda markay weynaadaan.

MOST POPULAR

HOT NEWS