Home Eed Jacayl

Eed Jacayl

Eed Jacayl waa musalsal cusub oo  xambaarsan sheeko aad kuu soo jiidan doonto. Waa mid xambaarsan Murugo, Jacal, iyo Qosol intaba. Waa musalsal aad dareenkaada usoo jiidan doono. Waxaad Maalinkasta kala socon kartaa fanproj.net. Haddana Nala daawada Qeybtiisa Koowaad.