Wararka Filimada

Halkaan kala soco dhamaan wararka filimada hindi af somali ama bollywoodka iyo hollywoodka.

Ajay Devgan Ayaa Fariin Dareenleh U Diray Salman Khan Kadib Markii Uu Raacay Karan...

Karan Johar Iyo Ajay Devgn Dagaal Wayn Ayaa Ka Dhaxeeya Sidokalena warar sheegaya Karan Johar Ayaa Sheegay Inaanay Dib Dabeed U Heshiin Xaaska Ajay...

Shraddha Kapoor Ayaa Gashay Qalad Uu Hore U Galay Ranbir Kapoor

Shraddha Kapoor Waa Atriisho Aad Looga Taageero Gudaha Hindiya Waana Atriishada Kaliya Ee La Tartanta Atriishada Alia Bhatt, oo Ay Isku xili Soo Galeen...
wararka filimada

Salman Khan Oo Maxkamada Jodhpu Go’aan Kagaartay Kiiskii Loo Heestay

Salman Khan Kiiskii Loo Haystay Wax Kama Jiraan Ayuu Noqday. 1998kii Salman Khan Ayaa Ugaar Ku toogtay qori aan sharci yaaysnayn kadib marku dilay ugaarta...

Vin Diesel Ayaa Sheegay Inuu Samayn Doono Filim Bollywood Ah Hadii Ay Atriisho Kanoqoto...

Vin Diesel Ayaa Sheegay Inuu Dareensanyahay In Bollywoodka Shaneemoyinka Ay Sameeyan Wax Layaableh. 49jirkan Ayaa Sheegay Inuu Samayn Doono Flim Bollywood Ah Hadii Ay Atriisho...

Flimka Return Of Xander Cage Lacagaha Uu Keenay Maalintiisi 3aad Hindiya

  Vin diesel flimkooda hollywood wuxuu gudaha hindiya kasameeyay lacag iska dhexdhexaada 3 diisan maalmood ee ugu horaysay. Kooxda tiyaatarada saara iyo kooxda cajaladaha aya xaqiijiyey...

Priyanka Chopra Ayaa Sheegtay Inay India Keeni Doonto Zac Efron Iyo Rock

Atriishadan u dhalatay dalka india priyanka chopr ayaa sida ay wararku sheegayan inay india keeni doonto kooxda lamatashay flimkeda bywatch ee ugu horeeya hollywood. Ujeedada...

Siddarth Malhotra Yaa Dhalashadisa Ugu Hambalyeeyay

Sidarth Wuu 32 jirsaday waxaana U Yahay Atoore Bollywoodka Kadhaxeeyo, Atoorayaal Iyo Atriishooyin ayaa Barta Bulshada Hambalyo ugasoo diray halka Qarkalena Ay Xaflada Yimaaden,...

Shah Rukh Khan Wuxuu Soo Bandhigi Doona Buug Uu Karan Johar Noloshiisa Gaarka Ah...

Karan Johar Oo Ah Film Sameeyaha Wuxu Lawareegay Hadal haynta Bollywoodka Uu Sidookale buugiisa An Unsuitable Boy uu lawadago waxa ku qoran warbaahinaha. waxaa la xaqiijiyey...

Bandhiga Big Boss 10 Waayo Atriishada Aadka Loo Jecelyahay ee Salman Khan Iyo Shah...

Shah rukh khan waxu la midoobi doona salman khan ayago wacdaro ka dhigi doono bandhiga big boss 10 uu xariiriyaha ka yahay salman khan. Labada...

Kareena Kapoor Ayaa Dib U Bilaabi Doonta Samaynta Flimada Sida Lasheegayo

Kareena kapoor waxay 20-kii bishii december 2016 ku curatay wiil loo bixiyey taimur ali khan. Kareena kapoor aya xaqiijisay inay si rasmi ah ugu soo laaban...

Kangana Ranaut: Fashionka Aan Sameeyo Aaabahey IIma Ogalayn Ee Dhib Ayaan Usoo Mutaystay ...

Kangana waa atriishad fanka halka ugu saraysa ka gaartay , quwad ahaana loo dhawan karin. Kangana ayaa sheegtay modelka iyo fashionka ay samayso ee...

Aktarada bollywoodka Ee Aan Waligod Kuguulaysan Filmfare Awards

Sida La Xaqiijiyey Xalay Ayaa Labixiyey Markii  62-aad Waxaana Dhanka Atooraha Ku Guulaystay Amir Khan Dhanka Atriishadana Alia Bhatt. aktarada ugu biladaha badan dilip...

MOST POPULAR

HOT NEWS

Close