Box Office

Ka akhriso halkaan wararkii ugu dambeeyey ee aflaamta.

Sridevi-Worst-Dressed-Mar-11

Xidigaha Bollywood-ka Qaar Kamid Ah Ayaa Isbuucaan Soo Xirteen Labis Aad U Fool Xun

Mararka qaar xidigaha Bollywood-ka waxay soo xirtaan dhar qurux badan kuwaaso warbaahinada ay ku mashquulaan qaabka ay uso libisteen iyo sida ay u qurux...

Filimka Badrinath Ki Dulhania Iyo Ganacsiga Uu Sameeyay Maalintiisi Koowad

Alia Bhatt iyo Varun Dhawaan ayaa hogaaminayaal ka ah Filimka badrinath ki dulhania kaaso tiyaatarada hindiya lasaaray malinta shalay aheyd, asagoo maalintiisii koowad ganacsi...

10 Atariisho Oo Bollywood-ka Ka Tirsan Kuwaas Oo Filimadooda Hit Ka Noqdeen Shirkada Filimada...

Kulanti wanaagsan dhamaantiin aqristayaal kuna soo dhawaada barnaamij-ka falaqeynta filimada, waxaan maanta idila wadaagi doona aqbaar cusub taas oo ku saabsan 10-ka atariisho ee...

Sonam Kapoor Markale Ayay Wakhti Laqaadanaysaa Anand Ahuja!!!

Atriishada caanka ah ee sonam Kapoor wakhtigii la soo dhaafay waxaa lagu xaman jiray in uu xariir jacayl kala dhaxeeyo Anan Ahuja sidookalena ayada wayka...

Sawiro: Rana Daggubati Doorkan Maaha Siduu Ahaa Murqo Ayuu Yeeshay

Inaba caadi maa aha atooraha caanka ah ee  rana daggubati ee laadarka ah filimka baabubali 2 iyo baabubali 1 aad ayuu is badalay. Hadaba laadarkan...

Rasmi: Filimka Hason Raja Oo Maqaal Lagasoo Bandhigay

Ruug cadaha bollywood wuu soo laabtay waxaana lasoo bandhigay fikirka koowad ee hason raja oo hogaaminayo mithun chackraborty oo ah atoore bollywoodka laga xushmeeyo. Hadaba...

Anil Kapoor 28 Fberuary 1997Kii Salman Khan Ayuu Box Officeka Ku Garacay

Sida caadadaa box officeka loolan ayaa ka dhaca balse maaha mid la ilaawo waa mid marwalba laga sheekeeyo sidookalena saamayn reeba.Hadaba anil kapoor waxuu...

Karan Johar: Waxaan Jeclaan Lahaa Inaan Director Ka Noqdo Filimka Dangal

Karan Johar waa filim sameeye caan ah kaaso sameeyay filimo aad u wanaagsan hadaba karan johar ayaa sheegay haduu director ka ahaan lahaa filimka...

Filimka Rangoon Oo Ganacsigiisu Aad U Liita

Kangana ranuat , saif ali khan , shaahid kapoor  waxa mideeyay filimka rangoon kaaso sadex diisi maalmod ee ugu horeeyay keenay ganacsi aad u...

Sawiro: Priyanka Chopra Wacdaro Ayay Ka Dhigtay Oscar 2017

Atriishada soo jiidashada badan ee priyanka chopra ayaa ka qayb gashay xaflada sanadlahaa ee academy awards taaso ah xaflad heer sara hadaba priyanka chopra...

Filimka JOLLY LLB 2 Iyo Filimka Ghazi Attack Lacagaha Ay Keenen

Atooraha caanka ah ee akshay kumar oo filimkiisa jolly llb 2 uu u saarna tiyaatarada india ayaa keenay gnacsigiisa todobaadkiiisii 3aad 6.25 crore. Halka filimkan uu...

Waa Kuwee Xidigaha Ku Haboon Inay Sameeyan Dhoom 4 Kuna Soo Baxaya

Madaxa shirkada yash raj films ee aditya chopra ayaa xaqiijiyey in haatan ay wadaan qoritaanka sheekada filimka taxanahaa ee dhoom 4 . Hadaba warar xana...

Mataqaan Kalmada Uu Necebyahay Inuu Maqlo Tiger Shroff?

Atooraha caanka ah ee tiger shroff oo ah atoore dhalinyara sidookalena looga dabadhacay dhanka actionka asagoo sameeya door walba filim action wata dadkana soo...

Mataqaan Sababta Ay U Diiday Kangana Ranuat Inay Filim La Samayso Shah Rukh khan?

Waxaa la sheegi jiray in shah rukh khan iyo kangana ranuat wada samayn doonan hal filim kaaso iska lahaa director sanjay leela bhansali ,...

Mahesh Babu Iyo Salman Khan Oo Markale Isku Dhici Doona

Filim sameeyaha caanka ah ee ar muragadoss ayaa barta bulshada ku sheegay in mahesh babu uu hogaamin doono filimka xiga kaaso ladaawan doono 23...

Sooraj Barjatya Iyo Salman Khan Markale Ayay Wada Shaqayn Doonan

Salman khan iyo filimsameeyaha wayn ee sooraj barjatya ayaa ah saaxibo isu dhow kuwaaso wada sameeya filimo aan caadi ahayn sidookalena guulaysta ayagoo xataa...

MOST POPULAR

HOT NEWS