Box Office

Ka akhriso halkaan wararkii ugu dambeeyey ee aflaamta.

Ajay Devgan Oo Joojiyey Duubista Filimka Baadshaho Hooyadiis Darteed

Ajay devgan ayaa wuxuu ku howlan duubista filimkiisa Baadshaho, inkastoo duubista filimkaan la hakiyey hadda. Ajay loo sheegay, In Hooyadiisa caafimaadkeeda uusan fiicanayn oo ay...

Akshay kumar: Muhiimadaydu Waa Inaan Dhaafo Iskoor Ka Uyaal SRK

Akshay Kumar Ayaa 2017ka Markale  Jilaya Flimka Jolly LLB 2.Akshay Kumar Waa 49Jir Wuxuuna 26Sano Kamid Yahay Bolywoodka Wuxuuna Sameeyay 6-Flim Iyo Kuwo Kabadan...

Video: Heesta Alvida Oo Lasoo Galiyey filimka Rangoon

Heesta Alvida Oo Lagusoo Bandhigay Flimka Rangoon Ayaa Ah Mid Farxad Iyo Qiiro isugu Jirta Sidookalena Heestan Ayaa Waxay kusocota Hogaamiyayaasha Flimkan Saif Ali...
wararka filimada

Atriishada Trisha ayaa bilowday samaynta filimka NH10 oo tamil ah

Filimka NH10 ee sanadkii 2015kii ayaa waxaa samaysay Anushka Sharma asigoo bollywood ah, wuxuna  noqday flim horumar gaaray  sidokalena shekadisa laga helay anushka sharma...

filimka Kaabil Iyo Lacagaha Uu Keenay Gaar Ahaan Hindiya

Hritik Roshan Ayaa Flimkiisa Kaabil Ayaa Laxaqiijiyey Lacagaha Uu Keenay Kooxda Flimka Iska Leh Iyo Kuwa Cajaladaha Qaybiya. Waxaa Sirasmi Ah Ugu Dhawaaqday Lacagaha Uu...
video

Waxaa Lasoo Bandhigay Goos Gooska filimka Naam Shabana

Waxaa Laxaqiijiyey In Si Rasmi Ah Looso Bandhigay Goos Gooska Flimka Naam Shabana Waxaana Hogaamiye Ka Ah Atriishada Taapse Pannu. Flimkan Waa Flim Xiiso leh...

Saif Ali Khan Oo La Taliyey Gabadhiisa Sara Ali Khan

Atooraha caanka ah ee saif ali khan kana mida atoorayaasha bollywoodka ayaan maanta idiinka haynaa aqbaar wanaagsan. Taaso ah gabadhiisa uu dhalay sara ali khan...

Akshay Kumar Ayaa Sheegaya Hadii Uu Kabaqay Filimka SRK Ee Ring Iyo War Sheegaya...

Indian Independence Day) Oo Ah Maalinta Xornimad Dalka India Ee Sanadkii 2016 Kii Ayaa Akshay Kumar Iyo Filmisameeyaha Neeraj Ay Sheegen In Markii 4aad...

filimka Kaabil Ayay Dhibaato Xoogan Ku Timi Waala Xaday Internetka Ayaa Lasoo Dhigay

Rakesh  Roshan Iyo Wiilkiisa Hritik Roshan Dhibaato Ayaa Kutimi Maalmihii Aynu Soodhafnay Ayaa Flimka Kaabil Laxaday Asago HD Ah Sidookalena Internetka Ladhigay. Kaabil Khiyaama Lagu...

Sandeep Toshniwal Oo Xaaskisa Furaya Iyo Krishma Oo Guursan Rabo

Atriishada Caanka Krishma Kapoor Ayaa Dhawaanahan Is Gaad Gaad Hayso Waxayna Saaxibkeda Sandeep Toshniwal Oo Ah Ninka Keena Mumbai Daawoyinka Ugu Wanaagsan , Ayaa...

Filimka Ok Jaanu Khasaare Ayuu Keenay Maalintiisi 3aad Iyo Ganacsi Liita

Shradda iyo aditya roy kapoor ee hogaaminaya flimka ok jaanu sidii lasheegay ayaa dhacday oo wax kor u kaca masamayn maalintisa 3aad ee ugu...

Vadyut Jammval Wuu Soo Noqday: Waxa Lasoo Bandhigay Goosgooska Filimka Comanda 2

Atooraha Judval Jammval Wuuso Noqday Wuxuuna Lasoo Noqday Flimka Sida Wayn Loosugaayo Ee Comanda 2. Atoorahan waxa looga daba dhacay Actionka wuxuuna keenaya Actiono Dhmaeestiran,...

Maxaa Sababay Inuu Amir Khan Filimkaan Uu Sameeyay In 20Sano Kabacdi Uu Sameeyo Akshay...

Directorka Caanka Ah Ee Shekhar Kapur Ayaa Wuxuu Sameeyay Flimkii Guulaystay 1987kii Waxaana Hogaamiye Ka Ahaa Anil Kapoor Halka Atriisho Ka Ahayd Sridevi. Directorkan Ayaa...

Rasmi: Filimka Rangoon Iyo Ganacsigiisa Oo Liita

Filimka rangoon ee mideeyay 3da xidigood ee saif ali khan , shaahid kapoor , iyo kangana ranuat ayaa ka furmay gudaha hindiya asagoo maalintiisi...

Raees ayaa la kulmay sultan waaxay go’aansaden inay wacdaro ka dhigaan big boss 10

Salman khan iyo saaxibkisa Shah Rukh Khan ayaa shidi doono bandhiga big boss, waxayna kaso wada bixi doonan big boss 20-ka bisha junuary. SRKA ayaa...

Poster Boys: Walaalaha Reer Deol Oo Soo Laabtay

Walaalaha Deol weysoo laabteen, waxayna la yimaadeen "Poster Boys" Kaasoo noqon doona filimkii ugu horeeyey ee Director-ka cusub ee Shreyas Talpade uu soo saaro. Filimkaan oo...

MOST POPULAR

HOT NEWS