Box Office

Ka akhriso halkaan wararkii ugu dambeeyey ee aflaamta.

Salman Khan Ayaa Sheegay Inuu 3Saacadood Daawaday filimka Hritik Roshan

Hritik Roshan Ayaa Ku Mashquulsan Flimkiisa Kaabil Iyo Sidii Uu U IIb Gayn Lahaa  43Jirkan Ayaa Aad U Mashquulsan  Sidookalena Flimkan Ayuu Xayasiismo Balaaran...

filimka Singham 3 Iyo Maalintiisi 1aad Lacagaha Uu Keenay

Flimkan Singham 3 Oo Siwayn Loo Wada Sugayay Ayaa Dalka Hindiya Si Wanaagsan Ganacsi Fiican Uga Soo Saaray. Dhamaan Marka Laysku Geeyo Gudaha Hindiya Wuxuu...

Priyanka Chopra Isbitaal Ayaa Loola Cararay Iyo Sababta Keentay

Atriishada Caanka Ah ee Priyanka chopra Aya Lashegaya In Isbitaal Loola Cararay. atriishadan waxay dhawan ku noqotay los angeles si ay ula jaan qado...

Rasmi: Filimka Rangoon Iyo Ganacsigiisa Oo Liita

Filimka rangoon ee mideeyay 3da xidigood ee saif ali khan , shaahid kapoor , iyo kangana ranuat ayaa ka furmay gudaha hindiya asagoo maalintiisi...

Akshay kumar: Muhiimadaydu Waa Inaan Dhaafo Iskoor Ka Uyaal SRK

Akshay Kumar Ayaa 2017ka Markale  Jilaya Flimka Jolly LLB 2.Akshay Kumar Waa 49Jir Wuxuuna 26Sano Kamid Yahay Bolywoodka Wuxuuna Sameeyay 6-Flim Iyo Kuwo Kabadan...

Filimka Kaabil Oo Ka Ilmeysiiyey Jilayaal Caan ah.

Atriishadan caanka ah ee looga daba dhacay fanka india sidookalena bollywoodka katirsan ayaa daawatay kaabil sidookalena oyday.sidookalena rekha ayaa u hambalyaysay rakesh roshan iyo...

Sania Mirza Waxay Rabtaa Inay Disho Shaahid Kapoor

Sania Mirza Ayaa Kamid Ah Ciyaaraha Tenniskaa Ee Dalka Indiya Oo Ah Xidig Aad Loo Taagero Sidookalena Farah Khan iyo Ayada Waxa Lagu Tilmaama...

Rasmi: Sechin Tendulkar Oo Lasoo Bandhigay Goos Gooska filimkisa Lagaga Hadlayo Noloshiisa

Sechin Tendulkar Oo Ah Xidiga Looga Daba Dhacay Kiriikeetka Hindiya Sidookalena Waa Xidig Dhamaan Caalamka Laga Yaqaabo , Haatan Waxaan Idin Hayna Warbixin Kusaabsan...

Salman Khan, Sohail, Sunny Babby Iyo Qaarkamida Bollywoodka Iyo filimaday Islaso Wadan

2017 Waa Sanad Xiiso Badan Waxaana Muuqata Atriishoyinka Iyo Atoorayasha Bollywoodka Ay Flimo Soo Wada Saari Doonan Gaar Ahaan Kuwa Awooda Badan. Waxaan idiin hayna...

Sida La sheegay Shaahid Kapoor Ayaa Isu Diyaarinaya filimkisa Padmavati

Shaahid kapoor ayaa wada duubista filimkisa padmavati ayado la jilayan deepika podukane iyo ranveer singh waxaana director ka ah leela bhansali. Shaahid kapoor aya isku...

Shah Rukh Khan oo wiilkisa Abram loo dhisay guri

Bollywood king khan ma ahan mid xidiga, aduunkana magaciisu ku baahay sidookalena ah taajirka bollywoodka lakinse caruurtisa ayuu wax kasta horumariya. Shah Rukh Khan...

filimka Jolly LLB 2 Iyo Sida Uu U Furmay Maalintiisa 2aad

Flimka Jolly llb 2 Oo Hogaamiyaha Kayahay Atooraha Caanka Akshay kumar Ayaa Maanta U Furmay Si Wanaagsan. Warar Xiiso Leh Ayaa Sheegaya In Flimkan Jolly...

Filimka dangal oo wacdaro ka dhigay gudaha Hindiya

Filimka dangal oo wacdaro ka dhigay gudaha Hindiya Aamir Khan’s Dangal has entered 200 crore club in just 8 days at the domestic box office. Filimka...

Raees Iyo Maalintiisi 4aad Lacagaha Uu Keenay Hindiya Guda Heeda

Raees Lacag Wanaagsan Ayuu Soo Xareeyay Sabtidii waxaana Uu Keenay 15.50 Crore Siday Xaqiijisay Shabakda Box Officeka Ayado Kasoo Xigatay Kooxaha Cajaladaha Gada Iyo...

Filimka JOLLY LLB 2 Iyo Filimka Ghazi Attack Lacagaha Ay Keenen

Atooraha caanka ah ee akshay kumar oo filimkiisa jolly llb 2 uu u saarna tiyaatarada india ayaa keenay gnacsigiisa todobaadkiiisii 3aad 6.25 crore. Halka filimkan uu...

Hooyada Hritk Roshan Pinky Roshan Ayaa Caawisay Gabadha Eman Ahmed Abd El Aty

Eman ahmed abd el aty, ayaa ah haweenayda ugu culus aduunka isla markaana waxay timi hindiya ayadoo ka timi masar si qaliin loogu sameeyo...

MOST POPULAR

HOT NEWS