Box Office

Ka akhriso halkaan wararkii ugu dambeeyey ee aflaamta.

Rasmi: Filimka Rangoon Iyo Ganacsigiisa Oo Liita

Filimka rangoon ee mideeyay 3da xidigood ee saif ali khan , shaahid kapoor , iyo kangana ranuat ayaa ka furmay gudaha hindiya asagoo maalintiisi...

Kangana Ranuat Oo Ka Niyo Jabtay Maqaalada Laga Jaray Filimkeda Rangoon

Atriishada caanka ah ee laga daba dhacay kangana ranuat ayaan idila wadaagi doona aqbaar kasoo yeedhay taaso ah in ay aad ugu faraxsantahay sida...

Saif Ali Khan Oo La Taliyey Gabadhiisa Sara Ali Khan

Atooraha caanka ah ee saif ali khan kana mida atoorayaasha bollywoodka ayaan maanta idiinka haynaa aqbaar wanaagsan. Taaso ah gabadhiisa uu dhalay sara ali khan...

Warbaxin kusaabsan Fanaankii Kishore Kumar

Waxa laga daba dhici jiray fanaankan 70meeyadii kishore kumar sidookalena ilaa haatan waxuu ka mid yahay fanaaniinta aad ka loog xushmeeyo bollywoodka asagoo kamid...

Mataqaan 3-da Jilaa Ee Filimadoodu Lakulmay Maalmaha Fasaxyada Tan Iyo 2001Kii Ilaa 2017kan

Tan iyo 2001 kii ilaa 2017kan aan kujirno filimada lasoo saaro ayaa qaar kamida la kulmaan qasaaro wayn kuwaaso tiyaatarada lasaaro todobaadyada fasaxa ah...

Warbaxin kusaabsan Filimka Xigee Mahesh Babu

Atooraha caanka ah ee Mahesh Babu tollywoodka suoer starkoda ah sidookalena talegu ah ayaa markale filimkiisa xiga wuxuu la shaqayn doona direcorka caanka ah...

Mataqaan 4Ta Filim Ee Hritik Roshan Lagu Siiyey Abaal Marinta Filmfare Awards Ee Best...

Atooraha caanka ah ee hritk roshan kanamidana bollywoodka , sidookalena sameeya filimo aan inaba caadi ahayn ayaa dhawaanahan hoos u dhac kuyimi awoodiisa. Hadaba atoorahan...

Warbaxin Kusaabsan Filimka Baabubali 2

Woow filimka bahubali i 2 waa filim fikirkiisa aanu inaba caadi ahayn markan kaaso kayaabsaday dadka sidookalena hadalo xana bilaabay filimkani bhaahubali  2. Markan quwwada ...

video: Allu Arjun Iyo Filimkiisa Dj Duvvada Oo Lasoo Bandhigay Goos Gooskisa

Atooraha caanka ah ee laga daba dhacay stylish allu arjun kaaso lasoo laabtay waji aan inaba caadi ahayn kaaso kusoo laabtay filimkiisa cusub ee dj...

Hooyada Hritk Roshan Pinky Roshan Ayaa Caawisay Gabadha Eman Ahmed Abd El Aty

Eman ahmed abd el aty, ayaa ah haweenayda ugu culus aduunka isla markaana waxay timi hindiya ayadoo ka timi masar si qaliin loogu sameeyo...

Golmaal 4 Oo La Xaqiijiyey Xiliga La Bilaabayo Duubitaankiisa

Shaqsi kasta waxuu sugayay warar laxariira taxanaha flimka golmaal ayadoo lasugayey in lagu dhawaaqo xiliga la bilaabayo duubitankiisa haatana waxa lagu dhawaaqay xiliga la...

Mataqaan Xidigaha Bollywood Qaar Kamida Inay Qaniiyo Sameeyan Marka Ay Jilayan Jacaylka ?

Xidigaha bollywoodka intooda badan sawirada laga qaado marka jiliinka ayaa lasa wiraa qaniinyo kutaal jirkooda marka ay jilayan jacaylka, waxana laga qaadaa sawiro muuqdan...

Video: Heesta Alvida Oo Lasoo Galiyey filimka Rangoon

Heesta Alvida Oo Lagusoo Bandhigay Flimka Rangoon Ayaa Ah Mid Farxad Iyo Qiiro isugu Jirta Sidookalena Heestan Ayaa Waxay kusocota Hogaamiyayaasha Flimkan Saif Ali...

Video: Sidharth Malhotra Oo U Jawaabay Saaxibkiisa Varun Dhawan

Atriishada alia bhatt iyo sidharth malhotra ayaa lagu xantaa inuu xariir jacay kadhaxeeyo, balse aanay soo bandhigin jacaylkooda sidookalena aan laxaqiijin wali. Sidharth malhotra waxwaloo...

Rasmi: Sechin Tendulkar Oo Lasoo Bandhigay Goos Gooska filimkisa Lagaga Hadlayo Noloshiisa

Sechin Tendulkar Oo Ah Xidiga Looga Daba Dhacay Kiriikeetka Hindiya Sidookalena Waa Xidig Dhamaan Caalamka Laga Yaqaabo , Haatan Waxaan Idin Hayna Warbixin Kusaabsan...

Amir Khan Iyo filimkiisa Xiga Solute

Warar Xana Ayaa Sheegaya In Amir Khan Flimkiisa Xiga Loo Bixiyey Magaca Saare jahan se achcha, Halka Director Kayahay Mahesh Mathias Laakin Sheekadu Saa Maaha....

MOST POPULAR

HOT NEWS