Jilaha?

Halkaan kala soco nolosha jilayaasha bollywood ka kuna akhriso af kaaga hooye ee af somali.

Sonam Kapoor Oo Sheegtay Inaysan Garaneyn Deepika Padukone

Sonam kapoor ayaa lawaydiiyey xiriirka wanaagsan ee kadhaxeeya ayada iyo deepika poudkane. Xili ay ka qayb galaysay barnamijka kaffee whtih karan season 5 ayada iyo...

Flimka Kaabil Cabsi Lagama Qabo Sababtoo Ah Hritik Roshan iyo Aabihii Guusha Waaba U...

Filimka kaabil ee ladaawan doono 25ka bisha junuary cabsi lagama qabo ganacsiga uu keeni doono sababto ah 2ba guusha u saaxiba kujiran. Hritik roshan iyo...

Sida La sheegay Shaahid Kapoor Ayaa Isu Diyaarinaya Flimkisa Padmavati

Shaahid kapoor ayaa wada duubista filimkisa padmavati ayado la jilayan deepika podukane iyo ranveer singh waxaana director ka ah leela bhansali. Shaahid kapoor aya isku...

Aditya Roy Kapur Aya Shegay Inuu Ka Helo Muuqaalada Uu Lasameeyo Atriishoyinka Soo Jiidashada...

Atooraha canka Lana Wada Jecelyey Ayaa Haatan Tiyaatarada U Saaran Flimka OK JAANU iyo Arimo Xiiso Badan OO Kasoo Yeeray. Shraddha iyo aditya ayaa...

Bhumi Pednekar Oo Ammaan U Jeedisay Akshay kumar Filimkisa Toilet EK Prem Katha

Atriishada bhumi ayaa wakhti xaadirkan waxay duubaysa flimka toilet ek prem katha uu hogaaminayo akshay kumar waxayna sheegtay inuu u muhim yahay xirfadeeda bollywoodka. Bhumi...
priyanka-chopra-jai-gangaajal-min

Maxaa Sabab U Ah Inay Atriishada Priyanka Chopra Sida Caruurta U Oydo

Priyanka Chopra Waxay Kamid Tahay Atriishoyinka Ugu Wanagsan Wakhtil Xaadirkan sidookalena Waa Mida Ugu Guulaha Badan Bollywoodka. priyanka chopra waxa guulaheda u sababay inay tahay...

Michelle Obama iyo Priyanka Chopra Ayaa Mash Ruuc Gaar ah Ka Wada Shaqayn doona

Madaxwaynaha wakhtigu ka dhamaaday xaaskiisa michela obama iyo priyanka chopra ayaa lasheegay inay mashruuc gaara kawada shaqayn doonaan. Kuna saabsan inay gabdhaha helan waxbarasho...
Parineeti Chopra Ayaa Atoorayasha Bollywoodka Farin U Dirtay.

Parineeti Chopra Ayaa Atoorayaasha Bollywoodka Farin U Dirtay.

Parineeti Chopra Ayaa Atoorayasha Bollywoodka Farin U Dirtay. Hadal kasooyeeray atriishadan ayaa waxay tiri waligay xariir jacayl lama samayn doono atoore bollywoodka kamida. waxanay tiri...

Mala Gaaray Wakhtigi Ay Qiran lahayd Atriishada Deepika Podukone Jacaylka Ay U qabto Ranveer...

Showga laga jecelyahay dalka maraykanka Ellen Degeneres, Ayaa Dhawaan laga Arki doona Atriishada Dalka india Kaso jeeda ee DEEPIKA PADUKONE ,  waxaa laga waraysan...

Gabadha Lagu Xanto Salman khan ee Lulia Vantur oo Hadal Kaso Yeeray..

Gabadha U Dhalatay Romania Lulia Vantur Ayaa Waxa Sibuuxda Uga Hadashay Jacaylkeeda iyo Haddii Ay Runtahay Waxa Ay Warbaahinta India Wadwadaaan. Gabadhan ayaa ku xamata...
hindi af somali

Atriishada Dhalinyarta ah ee Disha Patani Waa Maxay Sababta Ay Lebista Sare U Siibatay?

Sawir Qaadaha Caanka Ah ee Dabbo Ratnani Ayaa Maanta Bilaabay Barnaamijkisa Grand Calender 2017 Sawir Qaadista dadka caanka ah ee Shirkada Flimada Bollywoodka Ee...

Hritik Roshan waa dhalashadiisa 43aad maaxaase ka dhexeeya asaga iyo xaaskiisii hore

Hritik Roshan Ayaa Ah 43Jir 10ka Bishan, Wuxuuna Labadiisa wiil ka Cajabiyey Markii uu Dhalashadiisa Ku casuumay Xaaskisi Hore ee Susanne Khan. Hritik Roshan Iyo...

MUST READ

Close