Jilaha?

Halkaan kala soco nolosha jilayaasha bollywood ka kuna akhriso af kaaga hooye ee af somali.

Kareena Kapoor Ayaa Dib U Bilaabi Doonta Samaynta Flimada Sida Lasheegayo

Kareena kapoor waxay 20-kii bishii december 2016 ku curatay wiil loo bixiyey taimur ali khan. Kareena kapoor aya xaqiijisay inay si rasmi ah ugu soo laaban...

Gabadha Lagu Xanto Salman khan ee Lulia Vantur oo Hadal Kaso Yeeray..

Gabadha U Dhalatay Romania Lulia Vantur Ayaa Waxa Sibuuxda Uga Hadashay Jacaylkeeda iyo Haddii Ay Runtahay Waxa Ay Warbaahinta India Wadwadaaan. Gabadhan ayaa ku xamata...

Amir khan iyo Aishwarya Rai ayaa caruurtoda Aradhya Bachchan iyo Azad Rao Khan aya...

Aishwarya Rai Bachchan iyo Abhishek Bachchan ayaa kurasta hore ka daawanayey Aradhya Bachchan ayaa soo bandhigay qayb cayaar ah ka qayb qadanaysay. 5 sano...

Kangana Ranaut: Fashionka Aan Sameeyo Aaabahey IIma Ogalayn Ee Dhib Ayaan Usoo Mutaystay ...

Kangana waa atriishad fanka halka ugu saraysa ka gaartay , quwad ahaana loo dhawan karin. Kangana ayaa sheegtay modelka iyo fashionka ay samayso ee...
hindi af somali

Atriishada Dhalinyarta ah ee Disha Patani Waa Maxay Sababta Ay Lebista Sare U Siibatay?

Sawir Qaadaha Caanka Ah ee Dabbo Ratnani Ayaa Maanta Bilaabay Barnaamijkisa Grand Calender 2017 Sawir Qaadista dadka caanka ah ee Shirkada Flimada Bollywoodka Ee...

Anushka sharma aya shegtay inaanay u aqoon raga aan garka lahayn rag

Anushka Sharma aya soo bandhigtay nooca raga soo jiidan kara muuqalkisu sidu yahay. Wakhti ay galaysay bandhiga fashion night ayaa la waydii raga nooca...

Sonam Kapoor Oo Sheegtay Inaysan Garaneyn Deepika Padukone

Sonam kapoor ayaa lawaydiiyey xiriirka wanaagsan ee kadhaxeeya ayada iyo deepika poudkane. Xili ay ka qayb galaysay barnamijka kaffee whtih karan season 5 ayada iyo...

Hritik Roshan waa dhalashadiisa 43aad maaxaase ka dhexeeya asaga iyo xaaskiisii hore

Hritik Roshan Ayaa Ah 43Jir 10ka Bishan, Wuxuuna Labadiisa wiil ka Cajabiyey Markii uu Dhalashadiisa Ku casuumay Xaaskisi Hore ee Susanne Khan. Hritik Roshan Iyo...

Bipasha Basu farxadeeda dhalashada intay kujirtay lagasoo qaday sawiro

7da bisha january ayay bipasha basu ku dabaldagtay dhalashadeda 38aad sidookale ayado ninkeedi Singh Groverue u raacday Australia. lamaanayashan ayaa dalxiis u tagay meelo dooga...

Flimka Kaabil Cabsi Lagama Qabo Sababtoo Ah Hritik Roshan iyo Aabihii Guusha Waaba U...

Filimka kaabil ee ladaawan doono 25ka bisha junuary cabsi lagama qabo ganacsiga uu keeni doono sababto ah 2ba guusha u saaxiba kujiran. Hritik roshan iyo...

Video: Rekha oo lagu xoomay lagana ducaystay lana shumiyey xafladi Stardust Awards iyo waxa...

Waa wax caado ah inay xafladaha isugu yimaadan dad magac ku leh shirkada bollywoodka ee flimada ee dalka india. Waxaana isku arka dad ixtiraam...

Shah Rukh Khan oo wiilkisa Abram loo dhisay guri

Bollywood king khan ma ahan mid xidiga, aduunkana magaciisu ku baahay sidookalena ah taajirka bollywoodka lakinse caruurtisa ayuu wax kasta horumariya. Shah Rukh Khan...

MUST READ

Close