Jilaha?

Halkaan kala soco nolosha jilayaasha bollywood ka kuna akhriso af kaaga hooye ee af somali.

Anushka sharma aya shegtay inaanay u aqoon raga aan garka lahayn rag

Anushka Sharma aya soo bandhigtay nooca raga soo jiidan kara muuqalkisu sidu yahay. Wakhti ay galaysay bandhiga fashion night ayaa la waydii raga nooca...

Michelle Obama iyo Priyanka Chopra Ayaa Mash Ruuc Gaar ah Ka Wada Shaqayn doona

Madaxwaynaha wakhtigu ka dhamaaday xaaskiisa michela obama iyo priyanka chopra ayaa lasheegay inay mashruuc gaara kawada shaqayn doonaan. Kuna saabsan inay gabdhaha helan waxbarasho...

Jacaylkii sadex geesodka ahaa Aditya Roy Kapur, Shraddha iyo Prineetii.

Sanadkii 2013kii ayaa bollywoodka waxaa labo dhalinyaro layimaaden flimka aad loola qiirooday ee ashique 2 sidookalena noqda blockbusterka wayn. Labadaan dhalinyaro ayaa waxay ahaayen Aditya...

Isku Dhaca 2da Filim Ee Raees Iyo Kaabil Iyo Hadlay Kana Soo Yeeray SRK

Isku Dhaca Flimada Ee Ugu Wayni Wuxu Kabilabmi Doona Sanadkan 2017ka Raees Iyo Kaabil oo 25-ka bisha junuary tiyaatarada Lasaari Doono. Sidokalena shah rukh...

Ma Ogtahay Jacaylkii Fashilaada Ahaa Ee Kadhaxeeyay Kareena Kapoor Iyo Hritik Roshan?

Atriishada Caanka Ah Ee Kareena Kapoor Waxay Kamid Tahay Atriishoyinka Loogu Jecelyay Bollywoodka Atriishadan Waa 36Jir Wxaanay Horumar Balaaran Kasamaysay Flimada Sidookalena Heer Sare...

Sawir Cajiiba Katrina Kaif Waxay Isu Badashay Timo Jarre

Atriishada Katrina Kaif Ayaa Ka Yaabsatay Kooxda Flimka Jagga Ayadoo Timo Jarre Noqotay Director Anurag Basu Ayay Hab Cusub Ugu Jartay Timaha. Waxa Lasoo Bandhigay...

Ajay Devgan Oo Joojiyey Duubista Filimka Baadshaho Hooyadiis Darteed

Ajay devgan ayaa wuxuu ku howlan duubista filimkiisa Baadshaho, inkastoo duubista filimkaan la hakiyey hadda. Ajay loo sheegay, In Hooyadiisa caafimaadkeeda uusan fiicanayn oo ay...

Hritik Roshan Ayaa Sheegay Inuu Garaab Istaagayo Dadka Naafada Ah

Atooraha Caanka Ah Hritik Roshan Kana Tirsan Bollywoodka Ayaa Waxbad Ogaaday Kadib Markuu Flimka Kaabil Uu Kumatalay Indhoole Sidookalena Dadka Indhoolayaasha Siduu Wax Ula...

Abhishek BachchanDhalashadiisi 41aad Iyo 10 Sawir Oo Muujinaaya Caruur Nimadiisii

Atooraha Abishek  Bachchan  Waa Atoore Caana Balse Dadku inta Badan Faanin Sidookalena Marnaba Mahelo Fursado Uu Kusoo Bandhigo Kartidiisa. Maanta Waa Dhalashadiisi 41aad Waxaan Idiin...

Om Puri markii uu badbaadiyey nolosha Naseeruddin Shah, wax makala socota wakhtigaa wixi dhacay

Om Puri iyo Naseerudin Shah ayaa ah labada halyey ee bollywoodka sidookalena waxay ahaayen laba saaxib oo aad isugu fiican isuguna dhow. Naseeruddin majirto...

Atriishada Tabu Ayaa Kubiirtay Filimka Golmaal 4 Iyo Doorka Ay Qaadanayso

Atriishada Tabu Waxay kamid tahay Atriishooyinka Loogu Jecelyahay Bollywoodka Sidookalena Waxay Heshay Abaal Marino Kala Duwan. Waxaa Laxaqiiijiyey Inay kubiirtay kooxda Flimka Golmaal 4 Samayso,...

Huma Qureshi Oo Soo Bandhigtay Arimo Badan

Atriishada Caanka Huma Ayaa Soo Bandhigtay Inay Aad Uga Baqato Inay Korto Meelaha Dhaadher Sidookalena Waxay Samaysa Jimcisi Si Ay Cabsida Kujirta Uga Baxdo...

Fikir nooceeya ayuu ka qabaa Akshay Kumar filimada uu sameeyo sanad walba.

Akshay kumar ayaa sheegay Inuu 4 filim keeni doono sanadkan 2017ka. Balse Mr. Kumar ayaa sheegay in Filimadan badan ee uu sameeynaayo sanad walba aanay asaga...

Farhan Akhtar Wuxuu Soogabagabeeyay Xariir 16 Sano Ahaa

Bishan Aynu Kujirno Junuary Ayaa Lagu Xasuusanaya In Farhan Akhtar Furay Xaasisa Adhuna Akhtar. Lamaaneyaashaan ayaa laga sheegaya inaanu ka dhaxayn xariir fiican balse sanadki 2016...

Sooraj Barjatya Iyo Salman Khan Markale Ayay Wada Shaqayn Doonan

Salman khan iyo filimsameeyaha wayn ee sooraj barjatya ayaa ah saaxibo isu dhow kuwaaso wada sameeya filimo aan caadi ahayn sidookalena guulaysta ayagoo xataa...

Hritik Roshan Ayaa Sheegay Lambarka Taleefonkiisa Iyo Waxyaabo Kale

Hritik Xayaysiis Wayn Ayuu Usameeyay Flimkisa Kaabil Sidokalena Wuxu Shegay Taleefon Lambarkiisa. Hritik Aad Ayaa Loogu kalsoonyahay flimkisa kaabil inuu arbacadiisa koowaadba guul keeni doono...

MOST POPULAR

HOT NEWS