Jilaha?

Halkaan kala soco nolosha jilayaasha bollywood ka kuna akhriso af kaaga hooye ee af somali.

Gabadha Lagu Xanto Salman khan ee Lulia Vantur oo Hadal Kaso Yeeray..

Gabadha U Dhalatay Romania Lulia Vantur Ayaa Waxa Sibuuxda Uga Hadashay Jacaylkeeda iyo Haddii Ay Runtahay Waxa Ay Warbaahinta India Wadwadaaan. Gabadhan ayaa ku xamata...
hindi af somali

Atriishada Dhalinyarta ah ee Disha Patani Waa Maxay Sababta Ay Lebista Sare U Siibatay?

Sawir Qaadaha Caanka Ah ee Dabbo Ratnani Ayaa Maanta Bilaabay Barnaamijkisa Grand Calender 2017 Sawir Qaadista dadka caanka ah ee Shirkada Flimada Bollywoodka Ee...

Hritik Roshan waa dhalashadiisa 43aad maaxaase ka dhexeeya asaga iyo xaaskiisii hore

Hritik Roshan Ayaa Ah 43Jir 10ka Bishan, Wuxuuna Labadiisa wiil ka Cajabiyey Markii uu Dhalashadiisa Ku casuumay Xaaskisi Hore ee Susanne Khan. Hritik Roshan Iyo...

Video: Rekha oo lagu xoomay lagana ducaystay lana shumiyey xafladi Stardust Awards iyo waxa...

Waa wax caado ah inay xafladaha isugu yimaadan dad magac ku leh shirkada bollywoodka ee flimada ee dalka india. Waxaana isku arka dad ixtiraam...

Athiya Shetty aya shegtay inaanay qof bollyoodka kamida saxib la ahayn

Athiya Shetty ayaa aabahed filimo gaaraya 100flim kaso muuqday sidookalena loogu yeero anna of bollywood hadana atriishadan ayaa arin yaab badan sheegtay. Athiya ayaa...

Ma runbaa in Om Puri wadno xanuun kuso boday uusan u dhiman kadib markii...

Xidiga bollywoodka ee om puri ayaa geeriyoday jimcihi aynu soo dhaafnay asago ah 66jir waxana la sheegaya inuu u geeriyoday wadno xanuun. Sikastaba ha...
wararka filimada

Atriishada Trisha ayaa bilowday samaynta flimka NH10 oo tamil ah

Filimka NH10 ee sanadkii 2015kii ayaa waxaa samaysay Anushka Sharma asigoo bollywood ah, wuxuna  noqday flim horumar gaaray  sidokalena shekadisa laga helay anushka sharma...

Raees ayaa la kulmay sultan waaxay go’aansaden inay wacdaro ka dhigaan big boss 10

Salman khan iyo saaxibkisa Shah Rukh Khan ayaa shidi doono bandhiga big boss, waxayna kaso wada bixi doonan big boss 20-ka bisha junuary. SRKA ayaa...

Hritik Roshan ayaa flimkisa director Karan Malhotra ku matali doona 2waji

Super hero Hritik Roshan ayaa sheegay inuu flimkisa xiga ee director karan malhotra ku matali doono 2waji. Hritik mashruucan soo saare kayahay Karan Johar...
wararka filimada

Salman Khan kiis loo haystay mudo 19sana ayaa 18ka bisha junuary go’aan laga...

Salman Khan kiiska loo haystay mudo 19sano ah ayaa go'aan laga gaari doona 18ka bisha junuary 2017Ka. Maxkamada ku taala magaalada Jodhpur ayaa ku...

Priyanka Chopra oo shiday xafladi Golden Globes Awards 2017 waxayna ka yaabisay jd morgan

Priyanka Chopra ayaa noqotay atrishada india kaso jeda ee daadihisa xaflada abaalmarinaha uu leeyahay hilin fadhigiisuna yahay Amerika, waxayna daadihisay xafladi golden globe awards 2017....

Amir khan iyo Aishwarya Rai ayaa caruurtoda Aradhya Bachchan iyo Azad Rao Khan aya...

Aishwarya Rai Bachchan iyo Abhishek Bachchan ayaa kurasta hore ka daawanayey Aradhya Bachchan ayaa soo bandhigay qayb cayaar ah ka qayb qadanaysay. 5 sano...

MUST READ

Close