Jilaha?

Halkaan kala soco nolosha jilayaasha bollywood ka kuna akhriso af kaaga hooye ee af somali.

Sir Fakatay Mawaxay Isku Guursanayeen Qarsoodi Sanjay Dutt Iyo Atriishada Rekha

Shirkada Flimada Hindiga Bollywood Ayaa Marwalba Banaanka Soo Dhigta Jacaylka Dhex Mara Atoorayasha Iyo Atriishooyinka Xataa Qarsoodi Ha Ahaade. Waxaa Si Rasmi Ah Loo Soo...

Wiilka Lagu Xanto Sonam Kapoor Ee Anand Ahuja Ayaa La Arkay Ayagoo Wada Socda

Atriishada Caanka Sonam Kapoor Ayaa Laga Qaaday Sawiro Qarsoon Ayado Lasocota Wiilka Lagu Xanto Inuu Jacayl Kadhaxeeyo , Atriishadan Warar Hore Waxay Ku Sheegtay...

Sawir Cajiiba Katrina Kaif Waxay Isu Badashay Timo Jarre

Atriishada Katrina Kaif Ayaa Ka Yaabsatay Kooxda Flimka Jagga Ayadoo Timo Jarre Noqotay Director Anurag Basu Ayay Hab Cusub Ugu Jartay Timaha. Waxa Lasoo Bandhigay...

Qosyka Mahira Khan Ayaa Taageeray Shah Rukh Khan

Raees Oo Hogaamiye Kayahay Shah Rukh khan Oo Ah Atoore Bollywoodka Katirsan Sidookalena Taageerayal Wayn Leh Ayaa Qoyska Kadhalatay Mahira Khan Ee Reer Pakistan...

Sania Mirza Waxay Rabtaa Inay Disho Shaahid Kapoor

Sania Mirza Ayaa Kamid Ah Ciyaaraha Tenniskaa Ee Dalka Indiya Oo Ah Xidig Aad Loo Taagero Sidookalena Farah Khan iyo Ayada Waxa Lagu Tilmaama...

Huma Qureshi Oo Soo Bandhigtay Arimo Badan

Atriishada Caanka Huma Ayaa Soo Bandhigtay Inay Aad Uga Baqato Inay Korto Meelaha Dhaadher Sidookalena Waxay Samaysa Jimcisi Si Ay Cabsida Kujirta Uga Baxdo...

Hritik Roshan Ayaa Sheegay Inuu Garaab Istaagayo Dadka Naafada Ah

Atooraha Caanka Ah Hritik Roshan Kana Tirsan Bollywoodka Ayaa Waxbad Ogaaday Kadib Markuu Flimka Kaabil Uu Kumatalay Indhoole Sidookalena Dadka Indhoolayaasha Siduu Wax Ula...

Abhishek BachchanDhalashadiisi 41aad Iyo 10 Sawir Oo Muujinaaya Caruur Nimadiisii

Atooraha Abishek  Bachchan  Waa Atoore Caana Balse Dadku inta Badan Faanin Sidookalena Marnaba Mahelo Fursado Uu Kusoo Bandhigo Kartidiisa. Maanta Waa Dhalashadiisi 41aad Waxaan Idiin...

Inaba Caadi Maaha Amir Khan Ayaa Xaflad Balaaran Dhigtay Sawiro

Amir Khan Ayaa Xalay Dhigtay Xaflad Siwayn Loogasoo Qayb Galay Waxayna Kadhacday hoteel kuyaal Mumbai Oo Lagu Magacaabo Taj Lands End. Qofkastoo Katirsan Bollywoodka Oo...

Shaahid Kapoor: Waan Garanaya Xumshamada Ay Leeyihin Daawadayaasha Filimada

Atooraha Caanka Ah Ee Shaahid Kapoor Sidookalena Katirsan Bollywoodka Ayaa Sheegay Inuu Shaqsi Kasta Oo Atoora Ahi Inuu Garto Shaqadiisa Ama Flimadiisa Daawashooyinkooda Inuu...

Lulia Vantur Oo Ah Gabadha Lagu Xanto Inuu Xariir Jacayl Kadhaxeeyo Salman Khan...

Atriishada Ilulia Oo Lagu Xanto inuu Jacayl Kadhaxeeyo Atooraha Caanka Salman Khan Ayaa Kahadashay Qorshayaasheda bollywoodka Ayaa Sheegtay Inay Qaadi Doonto Talaabo Si Ay...

Waa Maxay Sababta Keentay In Laxiro Atriishada Caanka Ah Kulkarni Iyo Ninkeeda?

Vicky Goswami Oo Ah Sayga Atriishada Caanka Ah Kana Tirsan Bollywoodka Kulkarni Ayaa Xabsiga Loo Taxaabay. Vicky Ayaa Lagusoo Dacweeyay Inuu Mukhaadaradka Ama Daroogoyinka Ka...

Shaahid Kapoor Ayaa Sheegay Inaanu Wax Dagaali Kadhaxayn Kangana Ranuat

Shaahid Kapoor Flimka Ay Wada Jilayaan Atriishada Kangana Ranuat Asagoo Jacayla Waana Fimka Rangoon Asagoo Directorka Yahay Visha Bhardwaj. Warar Ayaa Sheegayey Inuu Khilaaf Kadhaxeeyo...

Atooraha Johnny Depp Iyo Lacagaha Uu Kharash Gareeyo

Atooraha Bollywoodka Katirsan Johnny Ayaa Dacwad Ku Oogay Shirkada Muumulka U Haysa Lacagahiisa Ee Mandel Company Inay Si Qaldan U Isticmaalen $25Million Oo Aanay...

Ma Ogtahay Jacaylkii Fashilaada Ahaa Ee Kadhaxeeyay Kareena Kapoor Iyo Hritik Roshan?

Atriishada Caanka Ah Ee Kareena Kapoor Waxay Kamid Tahay Atriishoyinka Loogu Jecelyay Bollywoodka Atriishadan Waa 36Jir Wxaanay Horumar Balaaran Kasamaysay Flimada Sidookalena Heer Sare...

Warar Ayaa Sheegaya In Shah Rukh khan iyo Ranbir Kapoor Kujili Doonan Walaalo filimka...

Warar Ayaa Sheegaya In Ranbir Kapoor Iyo Shah Rukh Khan Ay Walaalo Ku Jili Doonan Flimsameeya Karan johar Flimkiisa Xiga. Warar Ayaa Sheegaya In Ranbir...

MOST POPULAR

HOT NEWS