Bollywood Badshah Aka Shah Rukh Khan ayaa maanta ku mashquulsan dabaal daga dhalashadiida 52-aad asigoo shalay iyo xalay waqti la qaatay saaxibadiisa iyo qoyskiisa.
SRK ayaa kasoo laabtay magaalo xeebeedkeeda  Alibaug ee dhacdo Koonfurta Mumbia wuxuuna kusoo laabtay gurigiisa Mannat ee Mumbai ku yaali.
Shah Rukh Khan ayaana sida loogu bartay wuxuu usoo baxay taageerayaashiisa oo sanad walbo marka SRK dhalashadiisa tahay soo buux dhaafiyaan banaanka gurigiisa.
SRK oo la socdo wiilkiisa Abram ayaa usoo baxay taageerayaasha buux dhaafiyeen banaanka gurigiisa asigoo kaga mahad celi sida wacan ee u jacel yihiin iyo farxada ay la qeebsadeen.
fadlan hoos ka daawo sawirada laga soo bandhigay SRK iyo taageerayaashiisa

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here