Quruxleyda atariishada iyo filim soosaaraha isla ah ee Dia Mirza taasoo matali doonto Sanjay Dutt xaaskiisa filimka noloshisa looga hadlaayo uuna hogaamiye kayahay Ranbir kapoor ayaa xidigtaani aad ugu faraxsan inee mashruucani ka qeyb qaadanesa iyadoo hadleysa waxay tiri,” waxaan kuguda jiraa oo aan kashaqeynayaa filimka Sanjay Dutt noloshiisa looga hadlaayo, waana kufaraxsanahay aadbena iigu weyntahay inaan filimkaan kasoo muuqdo, sido kale waxaa filimkaan Directorka taageraha weyn aan uhaayo ee Rajkumar Hiraani.”
wareysi ay la yeeshteen IANS ayee xidigtaani aya sidaa tiri, sido kale sualahii laweydiyay atarishada waxa kamid ahaa:
waaside marka dabeecad dhab ah ama qof habdhaqankiisa in shaashada lagu somuujiyo miye adagtay mise?

“waxay ilatahay jilaa ahaan markii ladhaho shaqada wey adagtahay sidee waxa uqoronyihiin ookale sababto ah qoraalka shekada marka aqrineso wey fududahay balse marka mataleyso hool adag weye, laakiin adiga marwalba wa inaad hor usocotaa hormar fiican iyo dadaal fiicana latimaada.”
sido kale waxay kudartay,” waan jeclaan lahaa inaan aamino waxa aan qabanaayo inee run yihiin iyo inkale balse taasi fursada kuma saamaxeyso waayo qofwalba siduu shaqada uuqabanaayo oga baxsan laha ayuu kafikiraa, muhiimadana wa in aad fahanto waxa aad qabaneeso.”
hadaba  Paresh Raul ayaa filimkaan kumatali doono doorkii Sunil Dutt, halka Ranbir Kapoor na uu matali doono Sanjay Dutt, isagoo jir ahaan iyo dabeecad ahaanba isku ekeeysiyay xidigaani Sanjay Dutt.
filimka ayaa wali duubis kusocotaa waxaana la filaa in la daawado sanadka dambe.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here