Director Rohit Shetty waa mada daaliyaha kowaad ee Bollywood-ka inkastoo kuwa filimada ka faaloodaan ku dhaliilaan inuu sameeyo aflaan aan caqliga u saaxiib ahayn hadana Rohit awoodiisa cirka ayay u socotaa.
Golmaal Again wuxuu ku socdaa wadadii uu Blockbuster weyn ku noqon lahaa sidoo kalena darajada 100 Crore wuxuu kaga talaabsaday 4-maalmood.
Sidaa darteed Rohit Shetty waa Director-ka Bollywood-ka ugu awooda badan xiligaan madaama 6-filim 100 Crore darajo ah u gaareen, sidoo kalena 6-daas filim mid ka mid ah darajada 200 Crore ayuu gaaray.
Fadlan hoos kaga bogo Rohit Shetty 6-diisa filim ee Boxoffice-ka saameynta ku yeesheen sidoo kalena 100 Crore ka talaabsadeen:
200 Crore Club:

1. Chennia Express (2013) – 207.69 Crore, Blockbuster 100 Crore Club:
2. Golmaal Again (2017) – 166 Crore (10-maalmood), Blockbuster
3. Singham Returns (2014) – 140.15 Crore, Super Hit
4. Dilwale (2015) – 139.97 Crore, Semi Hit
5. Bol Bachchan (2012) – 100.05 Crore, Hit
6. Golmaal 3 (2010) – 108.06 Crore, Blockbuster

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here