Taariikhda fanka Hindiya waa mid aad u waqti dheer sidoo kalena xili walbo atirishooyinayaa fanka kusoo biiraan balse loolanka kuwo wey ka haraan kuwa wey sii wataan.

Sidaa darteed waxaan horey uga hadalnay atoorayaasha Bollywood-ka kuwooda xidignimo u dalaceen (From Actor to Star) laga soo bilaabo 1930 ilaa 2017.

Haatana waxaan diirada saareynaa atirishooyinka fanka Hindiya soo mareen laga soo bilaabo 1930 ilaa 2017 kuwa atirishnimo kala dalaceen una gudbeen xidig ama xidigo inay noqdaan oo aflaanta saameyn ku leh Boxoffice-ka aqoonsi weyn ku heleen xiligoodii dahabiga ahaa.

Fadlan hoos kaga bogo atirishooyinka xiliyo kala duwan xidig u dalaceen aqoonsi weyna heleen waayo qurux badana soo qaateen:

1930-1939 – 3-atirisho ayaa xidignimo u dalaceen

Devika Rani (1933)

Leela Chitnis (1937)

Kanan Devi (1937)

1940-1949 – 8-atirisho ayaa xidignimo u dalaceen

Mumtaz Shanti (1942)

Noorjehan (1942)

Suraiya (1944)

Kamini kaushal (1947)

Nargis (1948)

Geeta Bali (1948)

Madhubala (1949)

Nimmi (1949)

1950-1959 – 7-atirisho ayaa xidignimo u dalaceen

Nalini Jaywant (1950)

Meena Kumari (1952)

Vyjayanthimala (1953)

Nutan (1955)

Waheeda Rehman (1956)

Mala Sinha (1959)

Nanda (1959)

1960-1969 – 5-atirisho ayaa xidignimo u dalaceen

Sadhana (1960)

Asha Parekh (1961)

Saira Bano (1961)

Sharmila Tagore (1964)

Mumtaz (1969)

1970-1979 – 10-atirisho ayaa xidignimo u dalaceen

Hema Malini (1970)

Rakhee (1970)

Zeenat Aman (1973)

Dimple Kapadia (1973)

Rekha (1973)


Neetu Singh (1975)

Parveen Babi (1975)

Reena Roy (1976)

Jaya Prada (1979)

Poonam Dhillon (1979)

1980-1989 – 5-atirisho ayaa xidignimo u dalaceen

Padmini Kolhapure (1982)

Sridevi (1983)

Meenakshi Sheshadri (1983)

Madhuri Dixit (1988)

Juhi Chawla (1988)

1990-1999 -7-atirisho ayaa xidignimo u dalaceen

Divya Bharti (1992)

Karisma Kapoor (1993)

Kajol (1994)

Raveena Tandon (1994)

Rani Mukherjee (1998)

Preity Zinta (1999)

Aishwarya Rai (1999)

2000-2009 – 4-atirisho ayaa xidignimo u dalaceen

Kareena Kapoor (2001)

Priyanka Chopra (2003)

Katrina Kaif (2005)

Deepika Padukone (2008)

2010-2017 – 5-atirisho ayaa xidignimo u dalaceen

Sonakshi Sinha (2010)

Shradha Kapoor (2013)

Kangana Ranaut (2015)

Anushka Sharma (2016)

Alia Bhatt (2017)

Xogta Sare Maxaan Ka Fahanay?

Atirishooyin badan ayaa xidignimo u dalaceen qaarkood Superstar-nimo ayay u gudbeen halka qaar kalena ay xidignimadoodii lumiyeen.

Hema Malini, Sridevi, Madhuri Dixit waxaa lagu tilmaamaa sedexda Superstar dhanka atirishooyinka awood ahaan waqtiga ugu dheeraa ugu wacnaa soo qaateen.

Waxaa jiraan atirishooyin xidig marka ay noqdeen dib usoo dhaceen sida Raveena Tandon oo kale oo wixii ka dambeeyay 1996 dhulka gashay.

Atirishooyinka hada culeeska saaran yahay ee xidignimadooda lumin rabaan waa Sonakshi, Kangana iyo Shraddha hadii aysan aflaan guuleesto la imaanin waxay ku laaban doonaan marxalada atirishinimo.

Anushka Sharma iyo Alia Bhatt xawaare sare ayay ku socdaan mar dhowna xidignimo way ka dalaci doonaan waxayna u gudbi doonaan Superstar-nimo madaama xiligaan awoodooda sare u kac joogto ah sameeneyso.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here