Filimka cusub ee baywhatch ayaa goos gooskisa laso ban dhigi dono markaan Priyanka Chopra ma niyad jabi doonto

0

Filimka Cusub Ee Baywhatch Ayaa Goos Gooskisa Laso Ban Dhigi Dono Markaan Priyanka Chopra Ma Niyad Jabi Doonto

Priyanka Chopra ayaa soo bandhigtay filimkeda bywatch goos gooskisa taageerayaashina si wayn u niyad jabi say. Balse goos gooska filimka labaad ayaa laso bandhigay markana Priyanka Chopra door muuqda ayaa  goos gooskan lagu siiyey.

Priyanka aya xaqiijisay inay door walba samayn karto. Filimka baywatch ay ku matalayso door laadarnimo, waxaana ugu dambaysay inay filiman xumaana matasho 2014kii oo ay filimka aitraaz ladar ka ahayd.

Priyanka Chopra matalida filimkan ayaa waxa ka caawinaya jilaayasha caanka ah ee Dwayne Johnson ama “The rock” iyo Zac Efron iyo kuwo kale oo badan, waanaa filim si wacan loo  dubay sida ka muqata goos gooska filimka baywatch ayaa waxa caalamka laga daawan doona 26-ka bisha may 2017ka wana filim qayaano iyo action sida.

SHARE

LEAVE A REPLY