Filimka dangal oo wacdaro ka dhigay gudaha Hindiya

Filimka dangal oo wacdaro ka dhigay gudaha Hindiya

0

Filimka dangal oo wacdaro ka dhigay gudaha Hindiya

Aamir Khan’s Dangal has entered 200 crore club in just 8 days at the domestic box office.

Filimka cusub ee Amir Khan dangal ayaa hal isbuuc kaliya gudaha india ka soo xareeyey 200 core.

Dangal ayaa maanta oo ay taariikhadu tahay 31 Dec 2016 aya wuxuu sii caga cageenyaa 216.12 crores. Filimkaan oo hal isbooc kaliya laga joogo, ilaa xiligii laga fasaxay gudaha Hindiya, ayaa wuxuu sifudud ku dhaafay filimka 3 idiots oo ahaa filim kamid ah filimada ugu soo wax saarka badnaa oo uu Amir Khan hogaamiye ka yahay, Wuxuuna sameeyey filimkaas 202  cores. Dangal ayaa maanta wuxuu yahay filimad Amir Khan kan sedexaad ee ugu soo wax saarka badan.

Filimka dangal oo wacdaro ka dhigay gudaha Hindiya  Af Somali

10 ka filim ee ugu horeeya xaga wax soo ssarka dhaman filmada uu Aamir Khan sameeyey:

Films Year Collections
PK 2014 339.50 Cr
Dhoom 3 2013 280.25 Cr
Dangal 2016 216.12 Cr
3 Idiots 2009 202.00 Cr
Ghajini 2008 114.00 Cr
Talaash 2012 93.00 Cr
Taare Zameen Par 2007 62.50 Cr
Fanaa 2006 52.00 Cr
Rang De Basanti 2006 50.00 Cr
Raja Hindustani 1996 48.00 Cr

Sida ay saadaalinayaan dad falanqeeya filimada, waxaa laga yaabaa in filimkaan uu si fufud ku dhaafi karo Dhoom 3 oo haatan ku jira kaalinta labaad ee xaga soo xareynta Cores-ka.

SHARE

LEAVE A REPLY