Waxaan maanta subaxdii hore idinla wadaagnay warbixin hordhac ah oo lagu xaqiijiyay in filimka Mersal ee Superstar Vijay hogaamiye ka yahay inuu 200 Crore soo xareeyay isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka.
Haatan shabakada Andhara Boxoffice ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay mudo 12-maalmood filimka Mersal ganacsiga uu sameeyay dibad iyo dal waana xogtii ugu dambeeyay 100% la fariisiyay ama dib loo saxay:
Gobolka Tamil Nadu wuxuu ka keenay 102.20 Crore, saami ahaana waxaa laga helay 57.40 Crore
Gobolka Kerala wuxuu ka keenay 14.30 Crore, saami ahaana waxaa laga helay 6.30 Crore
Gobolka Karnataka wuxuu ka keenay 13.60 Crore, saami ahaana waxaa laga helay 6.10 Crore
Hindiya inteeda kale wuxuu ka keenay 3.50 Crore, saami ahaana waxaa laga helay 1.10 Crore
Wadarta Guud Lacagaha Hindiya Uu Ka Keenay 133.60 Crore, Saami Ahaana Waxaa Laga Helay 70.90 Crore
Malaysia Boxoffice wuxuu ka keenay 17 Crore, saami ahaana waxaa laga helay 9.35 Crore
USA/Canada Boxoffice wuxuu ka keenay 10.80 Crore, saami ahaana waxaa laga helay 5.40 Crore
UAE Boxoffice wuxuu ka keenay 13.10 Crore, saami ahaana waxaa laga helay 6.40 Crore
Singapore Boxoffice wuxuu ka keenay 5.90 Crore, saami ahaana waxaa laga helay 2.95 Crore

Sri Lank Boxoffice wuxuu ka keenay 4.10 Crore, saami ahaana waxaa laga helay 1.85 Crore
UK Boxoffice wuxuu ka keenay 4.50 Crore, saami ahaana waxaa laga helay 2.04 Crore
France Boxoffice wuxuu ka keenay 3.20 Crore, saami ahaana waxaa laga helay 1.45 Crore
Australia/New Zealand Boxoffice wuxuu ka keenay 2.60 Crore, saami ahaana waxaa laga helay 1.16 Crore
Dunida inteeda kale lacagaha uu ka keenay 5.20 Crore, saami ahaana waxaa laga helay 2.10 Crore
Wadarta Guud Isku Dar Dibad Iyo Dal 200 Crore, Saamiga Guud Isku Dar Dibad Iyo Dal 103.60 Crore
Iskoorada Uu Filimka Mersal Soo Kordhiyay:
Mersal waa Vijay filimkiisa lacagaha ugu badan soo xareeyo
Mersal waa filimka sedexaad ee Tamil Nadu 100 Crore kasoo xareeyo kadib Baahubali 2 iyo Robot
Mersal waa filimka 6-aad ee Koonfur Hindiya sameeyaan kaasi oo lacagaha ugu badan soo xareeyo.
Mersal waa filimka 4-aad ee lacagaha ugu badan soo xareeyo oo ay Tamil (Kollywood) sameeyaan.
Shabakada FanprojWaxay Leedahay Hambalyo Superstar Vijay Iyo Filimkiisa Mersal Wacdarahooda

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here