Gabadha Lagu Xanto Salman khan ee Lulia Vantur oo Hadal Kaso Yeeray..

0

Gabadha Lagu Xanto Salman Khan Ee Lulia Vantur Oo Hadal Kaso Yeeray..

Gabadha U Dhalatay Romania Lulia Vantur Ayaa Waxa Sibuuxda Uga Hadashay Jacaylkeeda iyo Haddii Ay Runtahay Waxa Ay Warbaahinta India Wadwadaaan. Gabadhan ayaa ku xamata inuu jacayl kala dhaxeeyo atooraha salman khan ee bollywoodka.

Gabadhan 36jirka ayaa waxa lagu casuumay showga Caanka ah KAPIL SHARMA SHOW ujeedkeeda gabadhan aya aha inay ku xayeysiiso albunkeeda ugu horeeyay aap se meusique waxaana hesaha intooda badan tallantaali uqaadaya Himesh Reshammiya.

Intii lagu jiray showgan, siiba barnaamijkisa su’aalaha iyo jawaabaha ayaa suaal kaftan ahayd la waydiiyey oo kusaabsaneyd guurkeeda, balse ayado qoslaysa ayey waxay tiri:

 “QALBIGAYGA QOF KALIYA DAGAY”

Waxaana hadalkaas laga fasirtay inaanay jirin shaqsi kale oo aan ahayn Salman Khan, madaama ooy doonayso  inay marwadiisa noqoto oona ah doobka ugu wayn bollywoodka.

SHARE

LEAVE A REPLY