Loading...

RASMI:Xidhiidhka Kubbada Cagta Afrika Ee CAF Oo Ku Dhawaaqay Liiska Kooban Ee Musharixiinta Xidiga...

Xidhiidhka kubbada cagta Afrika ee CAF ayaa si rasmi ah hadda ugu dhawaaqay liiska kooban ee ciyaartoyda iskugu soo hadhay abaal marinta xidiga sanadka...

Barcelona, Atletico Madrid Iyo Valencia Oo Ah Saddexda Kooxood Ee Kaliya Ee Wali Xili...

Saddex kooxood oo kaliya ayaan xili ciyaareedkan wax guuldaro ah kula kulmin horyaalka La Liga waxayna kala yihiin Barcelona, Valencia iyo Atletico Madrid waxayna...

Gary Neville Oo Si Cad U Sheegay In Tartanka Koobka Premier Leaque Uu Ka...

Khabiirka Sky Sports ee Gary Neville ayaa sheegasho wayn ka sameeyay tartanka koobka Premier Leaque isaga oo si cadh u sheegay in uu yahay tartan...

Khabiirka Kubbada Cagta Spain Ee Guillem Balague Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Saddex Sababood Oo...

Khabiirka kubbada cagta Spain iyo Sky Sports ee Guillem Balague ayaa sharaxaad ka bixiyay saddex sababood oo keenay in Lionel Messi aanu si deg deg...

Saxiixa Ugu Qaalisan Barcelona Ousmane Dembele Oo Fariin U Diray Jamaahiirta Kooxdiisa Xilli Uu Xaqiijiyay...

Weeraryahanka Barcelona Ousmane Dembele ayaa filanaya inuu dhawaan kusoo laabto xerada tababarka kooxda isagoo kasoo hormari doona xilligii la filayay, wuxuuna qiray inuu laba...

Miyey Xiriirka FA-ga Ingiriiska Dacwad Kusoo Oogeen Romelu Lukaku Kadib Shakigii Laga Qaaday Inuu...

Weeraryahanka Manchester United Romelu Lukaku ayaan wax eedeyn ah kala kulmi doonin falkii uu ku haraantiyay daafaca Brighton & Hove Albion Gaetan Bong intii lagu...

Kabtanka Paris Saint Germain Thiago Silva Oo Mar Kale Shaki Galiyay In Neymar Jr...

Mowduuca rigoore tuurista kooxda Paris Saint Germain ayaa wali u muuqda mid muhiim ah kadib markii kabtanka kooxda Thiago Silva uu jawaab xiiso leh...
Christian Benteke may favour a club higher in the Premier League than Crystal Palace in 20th

Warbixin: Tababare Antonio Conte Oo Durba Calaameystay Shan Xidig Si Uu Kooxdiisa U Xoojiyo...

Tababare Antonio Conte ayaa si dagan ula hadlay xubnaha fulinta ee kooxda isagoo u sheegay in ugu yaraan uu u baahan yahay dhawr xidig...

Kooxaha Liverpool & Chelsea Oo Ay Dhagta U Taagan Tahay Xilli Borrusia Dortmund Ay...

Kooxda kubadda cagta Borrusia Dortmund ayaa lumisay dulqaadkii ay ku heysay weeraryahanka reer Gabon Pierre-Emerick Aubameyang waxeyna markaan diyaar u tahay iney iibiso si ay...

Daawo: Qaabkii Uu Lionel Messi Qalinka Ugu Duugay Heshiiska Cusub Ee Barcelona

Xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa dhawaan mustaqbalkiisa u hibeeyay kooxda Barcelona isaga oo qalinka ku duugay heshiis cusub.Messi ayaa soo afjaray muran...