Loading...

Jamahiirta Bayern Munich Oo Lacag Been Abuur Ah Xalayto Ku Daadiyay Garoonka Kulankii Ay...

Taageerayaasha kooxda Bayern Munich ayaa sameeyay mid ka mid ah waxyaabihii ugu xiisaha badnaa ee kulamada shanaad ee Champions League iyagoo ka mudaharaadayay qiimaha...

Sababta Ay Borussia Dortmund Uga Ganaaxday Pierre-Emerick Aubameyang Kulanka Stuttgart Oo La Ogaaday &...

Xalayto kooxda Borussia Dortmund ayaa bogeeda Twitter waxa ay soo dhigtay qoraal aan laga fileynun taasoo lagu faahfaahinayo inay kooxda shaqo joojin ku sameysay...

WARBIXIN: Kooxaha Waa Wayn Ee Yurub Oo Dareenkooda Ku Soo Jeediyay Champions Leaque-ga, 12...

Kadib markii kulamadii horyaalada Yurub sabtidii la wada ciyaaray isla markaana la boobsiiyay si ay waqti fiican ugu helaan kulamada tartamada Yurub, ayay haddaba...

RASMI: UEFA Oo Soo Saartay Kooxda Qarniga – Waa Kuwee 11ka Xiddig Ee Ugu...

Kooxaha real Madrid iyo Barcelona ayaa iska heystay kubada cagta Yurub sannadihii u danbeeyay, waxaana taas qalinka ku duugay ururka kubada cagta Yurub ee...

Man City Oo Guulaheeda Sii Wadata, Tottenham Goo Guuldaro Kale Soo Baday Dormund, Kooxaha...

Kooxda Manchester City ayaa sii wadata guulaha xidhiidhka ah ee ay tartamada oo dhan ka gaadhayso waxayna kooxda Guardiola 1-0 ku garaacday kooxda Feyenoord....