Filimka Golmaal Again ayaa sii wato sameynta ganacsi wacan ayadoo maal maha shaqada bartanka looga jiro wuxuuna Talaadadiisa labaad keenay 4 Crore (Trade Figure).
Filimka Golmaal Again haatan wuxuu soo xareeyay 175 Crore (Trade Figure) lacago ku dhow mudo 12-maalmood ee uu tiyaatarada gudaha Hindiya saaran yahay.
Golmaal Again wuxuu hiigsanaa sidii uu darajada 200 Crore ku gaari lahaa waxaana midaas la ogaan karaa inuu gaari karo Jimcadiisa sedexaad marka uu guda galo.
Fadlan hoos kaga bogo Golmaal Again lacagaha uu keenay mudo 12-maalmood ah sida shabakada Boxoffice India soo daabacday:
Todobaadka kowaad – 135.93 Crore (Rasmi)

Jimco labaad – 7 Crore
Sabti labaad – 10.50 Crore
Axad labaad – 13.25 Crore
Isniin labaad – 4 Crore
Talaado labaad – 4 Crore
Todobaadka labaad – 38.75 Crore (mudo 5-maalmood)
Wadarta Guud – 174.68 Crore (Trade Figure)

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here