Superstar Ajay Devgn aqoonsiga uu suuqyada caalamka kaga baahnaa filimka Golmaal Again ayaa siinayo kaasi oo haatan $6M soo xareeyay ilaa iminka.

Sida rasmiga ah Golmaal Again ilaa 31 October ama maalintii shalay ahayd ganacsiga uu suuqyada caalamka ka sameenayo wuxuu marayaa 6.06 million [39.15 Crore].
Maanta ayaa la filaa inuu 40 Crore darajo ahaan ka gaaro suuqyada caalamka Golmaal Again oo ganacsi heer sare ah sameenayo sidoo kalena guul baaxad leh gaaray.
Golmaal Again 260 Crore ka badan ayuu soo xareeyay ganacsigiisa gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka (Worldwide Gross) waana filimka labaad ee Ajay sameeyo kaasi oo 200 Crore suuqyada caalamka soo xareeyo horey darajadaan waxaa u gaaray Singham Returns oo wadar ahaan keenay 216 Crore sanadii 2015.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here