Filimka Golmaal Again ayaa ku dhow inuu Raees kala wareego filimka 2017 lacagaha ugu badan soo xareeyay isku darka guddaha Hindiya iyo daafaha caalamka.
Golmaal Again wuxuu haatan soo xareeyay 264 Crore mudo 13-maalmood ah isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka waxaana ka sareeyo Raees oo SRK sameeyay kaasi oo bilawgii sanadkaan keenay 273 Crore isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka.
Golmaal Again wuxuu hiigsanayaa inuu 300 Crore gaaro isku dar ahaan asigoo noqon doono filimka ugu horeeyay Ajay Devgn sameeyo ee darajada 300 Crore gaaro isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka.
Golmaal Again sidoo kale wuxuu noqday filimka Ajay Devgn sameeyay midkiisa lacagaha ugu badan soo xareeyo isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka wuxuuna dhaafay Singham Returns oo isku dar ahaan 2014 keenay 2016.50 Crore.
Fadlan hoos kaga bogo filimada Hindiga ah ee 2017 la daawaday ama Bollywood-ka ah kuwooda lacagaha ugu badan soo xareeyeen isku darka gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka:
1. Raees – 273 crore

2. Golmaal Again – 264 crore (13-maalmood)

3. Tubelight – 208 crore
4. Judwaa 2 – 204.50 crore (28-maalmood)

5. Toilet Ek Prem Katha – 201 crore

6. Badrinath Ki Dulhania – 197 crore

7. Jolly LLB 2 – 183 crore

8. Kaabil – 155 crore

9. Jab Harry Met Sejal – 147 crore

10. Secret Superstar – 103.50 crore (14-maalmood)

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here