Hritik Roshan ayaa flimkisa director Karan Malhotra ku matali doona 2waji

Hritik Roshan ayaa flimkisa director Karan Malhotra ku matali doona 2waji

0

Super hero Hritik Roshan ayaa sheegay inuu flimkisa xiga ee director karan malhotra ku matali doono 2waji. Hritik mashruucan soo saare kayahay Karan Johar wuxu hawl gali doona bisha march isla sanadkan, wana filim shactira, ayado noqon doonta marki ugu horaysay inu Hritik matali doono shactiro.

Directorka Karan Malhotra hore waxu hritik ugu sameeyay filimka super hit-ka wayn noqday ee “agneephath” sanadki 2012ki, sidokalena markale ayay dib u wada shaqayn doonan. War aya shegaya Hritik uu labo 2waji ku matalayo flimkan xisaha badan. Marka Filimkiisa kaabil 25ka bishan tiyaatarada lasaaro ayuu bilabi dona isku diyaarinta hawshaan xiisaha badan .

Hritik ayaa 2da waji uu ku matalayo mid ku matalin doona singee singee madaxa duuban wana waji aan hore logu arag Hritik. Sara Ali Khan ee uu dhalay saif ali khan ayaa waxa la shegaya in atrishada 2aad ee Mr. Roshan la matalayso inay tahay, oo iyada loo dooran doono. Waxaana la filaya in ay sheegi doonan mashrucan hawl galkiisa iyo faahfaahinta kalaba, itik Roshan , Karan Johar , iyo director Karan Malhotra.

 

 

SHARE

LEAVE A REPLY