Hritik Roshan waa dhalashadiisa 43aad maaxaase ka dhexeeya asaga iyo xaaskiisii hore

0

Hritik Roshan Waa Dhalashadiisa 43aad Maaxaase Ka Dhexeeya Asaga Iyo Xaaskiisii Hore

Hritik Roshan Ayaa Ah 43Jir 10ka Bishan, Wuxuuna Labadiisa wiil ka Cajabiyey Markii uu Dhalashadiisa Ku casuumay Xaaskisi Hore ee Susanne Khan.

Hritik Roshan Iyo Susanane Khan Soo bandhigay inaanu wax xariiri ka dhaxayn inkastooy kala tageen waxaana xaflada ka dhacday hoteel kuyaal Mumbai waxayna ahayd mid xiiso leh.

labadooda oo ahaa lamaanaha jacaylka ayaa xaflada ku imi hal gaari wuuxuna hritik fadhiyey halka ay fadhido xaaskisi hore caruurtisuna sidookale fadhiday xaga dambe.

SHARE

LEAVE A REPLY