Maanta oo kale 19 sano ka hor (31 Oct 1997 ) waxaa boxoffice-ka ku dagaalay seddax jilaa oo 90-kii Bollywoodka ku tiirsanaayeen Shah Rukh Khan Nana Patkar Iyo Sunil Shetty.
19 sano ka hor isku dhaca dhacay ma jiro filim guul dareystay oo Flop noqday laakiin sida guud isku dhaca waxaa ku guuleystay Super Star Shah Rukh Khan.
Fadlan hoos kaga bogo 19 sano ka hor SRK oo wato Dil To Pagal Hai iyo Sida uu guusha ugu qaatay Nana Patekar oo wato Ghulam E Mustafa iyo Sunil Shetty oo wato Bhai.
Dil To Pagal Hai iyo Sida uu Blockbuster ku noqday
Director: Yasha Chopra
Xiliga la daawaday: 31 October 1997
Tiyaatarada laga daawaday: 245
Lacagaha lagu qarash gareeyay – 9 crore
Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 34.97 crore
Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo – 273.34 crore
Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 59.82 crore
Tirada tikit u goosatay – 29-Milyan 512,000 qof
Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ki iibsadeen – 2-3 crore
Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 21.11 crore
Lacagaha uu dib usoo celiyay boqoleey ahaan – 234%
Natiijadiisa: Blockbuster
Qiimeynta IMDB Rating – 7.1/10
Filimka Ghulam-E- Mustafa iyo sida uu Semi Hit ku noqday

Director: Partho Ghosh
Xiliga la daawaday: 31 October 1997
Tiyaatarada laga daawaday: 235
Lacagaha lagu qarash gareeyay – 5.50  crore
Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 8.80 crore

Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo – 73.85 crore
Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 14.05 crore
Tirada tikit u goosatay – 7-Milyan 974,000 qof
Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ki iibsadeen – 2 crore
Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 4.66 crore
Lacagaha uu dib usoo celiyay boqoleey ahaan – 84%
Natiijadiisa: Semi Hit
Qiimeynta IMDB Rating – 6.6/10
Filimka Bhai iyo sida uu Semi Hit ku noqday

Director: Deepak Shivdasani
Xiliga la daawaday: 31 October 1997
Tiyaatarada laga daawaday: 225
Lacagaha lagu qarash gareeyay – 4.75 crore
Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 8.40 crore
Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo – 72.67 crore
Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 14.44 crore
Tirada tikit u goosatay – 7-Milyan 840,000 qof
Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ki iibsadeen – 2 crore
Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 4.40 crore
Lacagaha uu dib usoo celiyay boqoleey ahaan – 93%
Natiijadiisa: Semi hit
Qiimeynta IMDB Rating – 5/10

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here