Mala Gaaray Wakhtigi Ay Qiran lahayd Atriishada Deepika Podukone Jacaylka Ay U qabto Ranveer Singh?

0

Mala Gaaray Wakhtigi Ay Qiran Lahayd Atriishada Deepika Podukone Jacaylka Ay U Qabto Ranveer Singh?

Showga laga jecelyahay dalka maraykanka Ellen Degeneres, Ayaa Dhawaan laga Arki doona Atriishada Dalka india Kaso jeeda ee DEEPIKA PADUKONE,  waxaa laga waraysan doona arimo la xariiri nolosheeda shaqsiga iyo qorshayasheda kujeda shirkada filimada maraykanka ee Hollywood .

xalqada ay uga jirto showga ellen degerenes atrishada deepika ayaa wakhti xadirkan la bilabay xayaysiinteda waxana atriishada filimka return of xender cage ay sigaara uga hadli doonta arimo khuseya jacaylkeda sida ay wararku shegayan xalqadan waxa la dubi doona 16ka ama 17ka bishan junuary waxaana india la waadan dona 19ka junuary TVGA ramedy baahina doona.

daadihiya showgan ahna gabadha canka ellen generenes ayaa waxay waydiin donta deepika sualo la xariira nolosheda.

deepika waxay ku sugantahay london halkasoy xayaysiis uga dhigayso filimka XXX waxayna halkas joogi doonta 2maalmod sidokale deepika aya waxay booqan donta india si ay filimkeda xayaysiis ugu samayso 12ka bisha ama 13ka bisha junuary.

SHARE

LEAVE A REPLY