Maxaa ka jira Aishwarya Rai dib ula midoobi doonto Shah Rukh Khan

0

Maxaa Ka Jira Aishwarya Rai Dib Ula Midoobi Doonto Shah Rukh Khan

War xoogan oo ay isla dhex marayan dadka aya sheegay in dib ula midoobi doonto Aishwarya Rai 15sano kadib Shah Rukh Khan. Waxaana labadan qof midayn doona agaasimaha guulaha saaxibka u ah ee Sanjay Leela Bhansali, iyado la xasuusto filimkii ay wada sameeyeen uu aa ahaa Devdas.

Sanjay ayaa qorshaynaya in labadan qofe caanka srka iyo Aishwarya uu mideeyo si ay ugu guulaystaan qorshaha xiga, waxaana sheegaya warkan wararka kaso baxa india, sidokale waxa laga hadlaya farinta uu xambarsanyahay mashruucani, iyado laga samayn doono taarikh nololeed abwaankii halyaayga ahaa ee reer Sahir Ludhianva. Waxana wax laga waydiyey Aishwarya Rai mashruucan.

Si kasta wayka aamustay inay kahadasho arimo kusaabsan mashruucan badalkeda waxay kahadashay filimkeda Sarbjit taasoy kaqaatay abaalmarin gaar ah. Director Bhansali oo oo xiriir wanagsan ka dhaxeyaaya asaga iyo  Aishwarya ayaa sheegay in maqaalo murti ah ku yeelan doonto filimkiisa padmavatii.

 

SHARE

LEAVE A REPLY