Priyanka Chopra oo shiday xafladi Golden Globes Awards 2017 waxayna ka yaabisay jd morgan

0

Priyanka Chopra Oo Shiday Xafladi Golden Globes Awards 2017 Waxayna Ka Yaabisay Jd Morgan

Priyanka Chopra ayaa noqotay atrishada india kaso jeda ee daadihisa xaflada abaalmarinaha uu leeyahay hilin fadhigiisuna yahay Amerika, waxayna daadihisay xafladi golden globe awards 2017. Markalena Priyanka waxay dagtay quluubta dadka caanka ah ee ka xamaasha shirkada maraykanka ee hollywoodka, waxaana ugu wanagsana qabki ay ugu daadihisay xafladan.

Atooraha canka ee jeffrey Dean Morgan oo ladaadihiyey xaflada ayaa kayaabay Priyanka Chopra. Morgan ayaa shaaciyey inuu waqtiga dhowrayo si uu u daawado filimka baywatch ee ay Priyanka Chopra matalayso, laadarnimo waana filimkeda ugu horeeya shirkada hollywood.

Priyanka chopra ayaa si wayn logu amaanay barta bulshada, sida ay u daadihisay xafladii. Sidokalena dadki la casumay u diiday inay meelkale eegan madamo ku nuurayso labiskeda. Waana markii 74aad ee xafladan la qabto, waxaana daadihiye ka ahaa atooraha lagu magacaabo Timothy Olyphant iyo jilaga Justin Theroux.

 

SHARE

LEAVE A REPLY