Raees ayaa la kulmay sultan waaxay go'aansaden inay wacdaro ka dhigaan big boss 10

Raees ayaa la kulmay sultan waaxay go’aansaden inay wacdaro ka dhigaan big boss 10

0

Salman khan iyo saaxibkisa Shah Rukh Khan ayaa shidi doono bandhiga big boss, waxayna kaso wada bixi doonan big boss 20-ka bisha junuary. SRKA ayaa bandhigaas ugu tagaya inuu filimkiisa Raees ku xayaysiiyo. Sababto ah waxaa xariiriye ka ah saaxibkisa Salman Khaan lana daawan doono 25ka bisha junuary 2017ka, waana xayaysiiska sida dhacdada ah ee big boss la daawan doono 21ka bishan labada xidig kagana dhigi donaan.

Salman khana waxuu ku hadlayaa ereyada filimka srka leeyahay ee raees marku hadlaayo uu hilmaamayo, sidokale Salman Khan ayaa kuso dhawaynaya saxibkisa srka xirfadiisa sultan asagoo adegsanaya wuxaana dhici doona todobadka dambe.

SHARE

LEAVE A REPLY