Superstar Ravi Teja filimkiisa Raja The Great oo uu indhool ama camoole ku jilaayo mudo labo todobaad ganacsiga uu sameeyay ayaa si rasmi ah loo soo bandhigay.
Shabakada Andhara Boxoffice ayaa xaqiijisay in Raja The Great uu keenay 46.90 Crore (Worldwide Gross) isku darka gudaha Hindiya sidoo kalena saami ahaan waxaa laga helay 28.15 Crore (Distributor’s Share).
Filimka Raja The Great haatan natiijo ahaan waa Above Average/Semi Hit wuxuuna dib usoo celiyay 89% lacagtii lagu iibsaday, sidoo kalena wuxuu ku socdaa inuu Hit dhameestiran noqdo waana filim u baahnaa Ravi Teja inuu u guuleesto.
Filimka Raja The Great ganacsiga uu suuq walbo ka sameeyay mudo labo todobaad ah oo ay shabakada Andhara Boxoffice soo daabacday fadlan hoos kaga bogo:
Dhulweynaha Telugu Nizam/AP wuxuu ka keenay 39.20 Crore, saami ahaana waxaa laga helay 25.20 Crore
Gobolka Karnataka wuxuu ka keenay 4 Crore, saami ahaana waxaa laga helay 1.66 Crore
USA Boxoffice wuxuu ka keenay 2.40 Crore, saami ahaana waxaa laga helay 0.84 Crore
Dunida inteeda kale wuxuu ka keenay 1.30 Crore, saami ahaana waxaa laga helay 0.45 Crore

Wadarta Guud Lacagaha Laga Helay 46.90 Crore, Saamiga Guud Ee Laga Helay 28.15 Crore
Raja The Great Sida Flop Ama Hit Uu Ku Noqon Karo Madaama 31.50 Crore Lagu Iibsaday:
Blockbuster wuxuu ku noqon karaa marka kooxda cajaladaha qeybiyaan ka helaan 47.25 Crore+
Super Hit wuxuu ku noqon karaa marka kooxda cajaladaha qeybiyaan ka helaan 37.80 Crore ilaa 47.24 Crore
Hit wuxuu ku noqon karaa marka kooxda cajaladaha qeybiyaan ka helaan 31.50 Crore ilaa 37.79 Crore
Above Average wuxuu ku noqon karaa marka kooxda cajaladaha qeybiyaan ka helaan 28.35 Crore ilaa 31.49 Crore
Average wuxuu ku noqon karaa marka kooxda cajaladaha qeybiyaan ka helaan 25.20 Crore ilaa 28.34 Crore
Flop wuxuu ku noqon karaa marka kooxda cajaladaha qeybiyaan ka helaan 21 Crore ilaa 25.19 Crore
Disaster wuxuu ku noqon karaa marka kooxda cajaladaha qeybiyaan ka helaan 21 Crore iyo ka hoose marka laga helo.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here