Salman Khan iyo Ranbir Kapoor oo ku dagaalamaya Box office ka sanadkan

Salman Khan iyo Ranbir Kapoor oo ku dagaalamaya Box office ka sanadkan

0

Salman Khan iyo Ranbir Kapoor oo ku dagaalamaya Box office ka sanadkan  Af Somali

War ayaa sheegaya in labada atoore ee caanka ah Salman Khan iyo Ranbir Kapoor ay box officeka sanadkan 2017ka ku dagaalami doona.

Waxaa la xaqiijiyey in Ranbir filimkiisa nolosha Sanjay Dutt looga hadlayo, sidookalena Rajkumar Hirani iska leeyahay la daawan doono 21ka bisha 9aad ee 2017ka. Waxaa hore u qorshaystay tariikhdaas  Salman Khan oo flimkiisa Tiger Zinda Hai asagana la waadan doono 21ka bisha 9aad ee 2017ka oo ay la jilayso Katrina Kaif.

Salman Khan iyo Ranbir Kapoor xariir fiican kalama dhaxeeyo Katrina Kaif, sida aawadeed xiiso ayay yeelan doonta marka ay box officeka ku dagaalamaan 2017ka  labadan atoore. Isku dhacan labada filim ee sida wayn loo sugaayo 2017ka ayaa bollywoodka dagaal culus bilaabmi doona.

SHARE

LEAVE A REPLY