Shah Rukh Khan ayaa qaaday talaabo filimkiis Raees u horseedi karta guul weyn.

0

Shah Rukh Khan Ayaa Qaaday Talaabo Filimkiis Raees U Horseedi Karta Guul Weyn.

Shah Rukh Khan Ayaa Qaaday Talaabo Filimkiis Raees U Horseedi Karta Guul Weyn.

Kooxda iska leh filimka baabubali ayaa durba waxay qaadi doonan oo ay kusii carbuunan doonan shaneemooyinka india iyo taageerayaasha sida wayn u sugaya baabubali 2.

Filimkan baabubali 2 ayaa waxa la daawan doona 28ka bisha april ee sanadkan 2017ka, waxaana imika inaga xiga 4bilood. Balse kooxda iska leh filimkan ayaa goosgoos kusoo dhexdari doona filimka uu hogaaminayo shah rukh khan ee raees.

Qaar kamida kooxda iska leh filimkan baabubali ayaa warbaahinta u sheegay 23ka ama 24ka bisha junuary lasoo sari doono kaartada filimka baabubali 2, kadibna waxaa goosgooskiisa lagu daawan doona filimka uu hogaaminayo shah rukh khan ee raees kaaso tiyaatarada lasaari doono bisha junuary.

Tana waxay ka caawin doonta srka inuu helo taageerayal badan oo sugaya filimka baabubali 2, halka ay kooxda filimka baabubali carbuunan doonan quluubta taagerayasha. Sidookalena waa sabab filimka raees loogu doorbidi doono filimka la tartamaya ee kaabil ee uu hogaaminayo hrithik roshan .

Sidaa aawadeed, in goosgooska filimka baabubali 2  lagu dhex dari doono filimka raees ee uu hogaaminayo srka, waana aragti si wayn looga shaqeeyay. King khan ayaa soo bandhigay sababta uu u yahay caaqilka bollywoodka.

SHARE

LEAVE A REPLY