Shah Rukh Khan oo wiilkisa Abram loo dhisay guri

Shah Rukh Khan oo wiilkisa Abram loo dhisay guri

0

Bollywood king khan ma ahan mid xidiga, aduunkana magaciisu ku baahay sidookalena ah taajirka bollywoodka lakinse caruurtisa ayuu wax kasta horumariya. Shah Rukh Khan iyo xaaskisa Gauri Khan ayaa wiilkoda Abram u dhisay guri qurux badan.

 

Abram oo ah oo wiil yar ayaa hadana magaciisu ku baahay aduunka, sawirkiisana wiilkisa lasoo dhig baraha bulshada, si wayna looga faalodo. Sidaa awadeed srka iyo xaaskia Gouri ayaa gurigoda qasriga uga dhisay guri. Abram oo halka ku ciyaari doona kuna nasan doona. Sabu Cyril waa naqshadeeye caana aya diyaariyey naqshada guriga loo dhisay Abram, waana mid adag walba waxay caruurti ku cayaaran waana guri la habeeyay. Guriga Abram ayaa ka samaysan alwaax sidokalena geed qurux badan kuyaala, waxaana ka buuxa agabka carurtu ku dhex cayaaran.

 

SHARE

LEAVE A REPLY