Aqristayaal badan ayaa nasoo weydiiyeen inaan la wadaagno filimada Hits-ka ugu waa weyn noqdeen sanad walbo si macluumaad dheeri ah Bollywood-ka kaga helaan.
Hadaba shabakada Fanprojwaxay jeceshahay inay aqristayaasheeda usoo gudbiso xog saxan oo tixraac leh sidaa darteed xog saxan 100% oo tixraac leh waxaa laga helaa shabakada Boxoffice India keydka ugu weyn Bollywood-ka.
Boxoffice India dadaal wadaa welina sixitaan ayay ku wadaa xogaha filimada balse ilaa haatan wax saxday oo keedisay oo Data Base-keeda ku jiraan laga soo bilaabo 1994 ilaa 2017 filimada ay Bollywood-ka sameeyeen mid walbo lacagaha uu keenay iyo natiijadiisa rasmiga ah.
Sidaa darteed waxaan maanta mar kale idinla wadaageynaa 10-ka filim ee lagu tilmaamay Hits-kii ugu weynaa oo ay Bollywood-ka sameeyeen sanadii 1997 (TOP 10 HITS 1997):
1. Border (All Time blockbuster) 39.45 Crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhigantaa 343.46 Crore sidoo kale waxaa tikit u goosatay filimkaan 37-Milyan iyo 083,000 qof.

2. Dil To Pagal Hai (Blockbuster) 34.97 Crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhiganta 273.34 crore sidoo kale waxaa tikit u goosatay filimkaan 29-Milyan 512,000 qof.

3. Ishq (Super Hit) 24.93 Crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhiganta 193.55 crore sidoo kale waxaa tikit u goosatay filimkaan 20-Milyan iyo 898,000 qof.

4) Pardes (Super Hit) 22.83 Crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhiganta 189.63 crore sidoo kale filimkaan waxaa tikit u goosatay 20-Milyan iyo 475,000 qof.

5) Ziddi (Super Hit) 18.38 Crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhiganta 172.01 crore sidoo kale filimkaan waxaa tikit u goosatay 18-Milyan iyo 572,000 qof.

6) Hero No.1 (Super Hit) 17.07 Crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhiganta 161.41 crore sidoo kale filimkaan waxaa tikit u goosatay 17-Milyan iyo 428,000 qof.

7) Judaai (Super Hit) 14.09 Crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhiganta 129.51 crore sidoo kale filimkaan waxaa tikit u goosatay 13-Milyan iyo 984,000 qof.

8. Gupt (Hit) 18.23 Crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhiganta 161.95 crore sidoo kale filimkaan waxaa tikit u goosatay 17-Milyan iyo 486,000 qof.

9) Judwaa (Hit) 13.14 Crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhiganta 126.27 crore sidoo kale filimkaan waxaa tikit u goosatay 13-Milyan iyo 634,000 qof.

10) Deewana Mastana (Hit) 13.59 Crore lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo waxay u dhiganta 111.92 crore sidoo kale filimkaan waxaa tikit u goosatay 12-Milyan iyo 084,000 qof.

Sunny Deol ayaa sameeyay Hit-ka ugu weynaa sanadii 1997
Sidoo kale Sunny Deol Shah Rukh Khan Ani Kapoor Iyo Govinda Hits-ka ugu weynaa labo filim ayay ku lahaayeen
Aamir, Sunil Shetty, Bobbu Deol, Salman, Ajay, iyo ayaa min 1-filim ku lahaa
F.G: sanadkaan Sanjay Dutt, Iyo Akshay Kumar, ma sameynin filimada ka mid noqdeen 10- Hits ee ugu weynaa 1997
Lasoco 10 Hits Ugu Weynaa 1998

 

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here