Video: Rekha oo lagu xoomay lagana ducaystay lana shumiyey xafladi Stardust Awards iyo waxa ka

Video: Rekha oo lagu xoomay lagana ducaystay lana shumiyey xafladi Stardust Awards iyo waxa ka dhacay

0

Waa wax caado ah inay xafladaha isugu yimaadan dad magac ku leh shirkada bollywoodka ee flimada ee dalka india. Waxaana isku arka dad ixtiraam iyo wanaag isku haya iyo dad ku midooba meeshas xaflada iyo dad magacyo leh oo yimaad.

Sidaa ayaana uu ahaa xalay wixii ka dhacay xafladii xalay balse waxa jiray wax yaabo badan oo ka dhacay xaflada oo la baahin. Tusaale Ranbir Kapoor oo markuu la kulmay atrishada Rekha ka ducaystay, anushka, Karan Johar iyo Varun oo soo faristay kuraasta hore. Halka netu kapoor shumisay rekha markay kulmen iyadona cameradu hayso.

SHARE

LEAVE A REPLY