Vidya Balan aya wareyse siisay Indian express kaga hadashey filimkeda Begum Jaan, guul darooyinka Box office, jeceelka ay uqabto jilista iyo xidigaha isla weyninka leh ee shabakada Bollywood. Fadlan hoos kaga bogo wareysiga Vidya ey bixisey.
Ma nooga warami karta arinta ugu muhimsan oo ku qancise inaa door ku yelatid filimka BegumJaan?.
Vidya: xaqiiqda aya ah doorka filimka Begum Jaan aya katurjumayo Awood balaaran. Begum Jaan waa door raali gelin lehen kana hadlaayo awood karti ku dheehan tahay, intaasi ayan kajeclaadey.
Wax dhibaato ah makala kulantey doorka Begum Jaan jilistiisa?
Vidya: Waxaan dhib u arkey dharbaaxida. Waxan marar badan dharbaaxey hal gabar. Wajigeeda ayan tartiib usalaaxa, laakinse Srijit waxu igu dhahay in an dharbaaxida dadka maqashiyo si qeebtasi sifican ugu soo baxdo.
Anigane markas ayan dharbaaxa. Waxan xasusta habeenki inaan gabadhaas daanka u masaxo anigo weydinayo sidu wajigeda yahay dharbaaxida kadib.wanka walbaharsana waligey qof ma dharbaaxin.
Waqtigan la joogo xidigo badan sida Priyanka iyo Anushka Sharma waxey noqdeen Producer, ka waran aragtidaada Ku aadan xidigaha sido kale producer ah?
Vidya: miyeysan maqlin miya xidigaha sida Amitabh Bachchan, Meryl Streep? Waxey ila tahay iney xidigahasi fiiriyan.Waxan diyaar u ahay nolosheyda inta ka dhiman inan jilaa ahado. Sido kale qof walbo waxa uu jecelyahay ayu qabtaa anigane abaar shaqo ima heyso.
Sanadihi ugu dambeeye filimadaada Box office ganacsi fiican meysan ka sameynin, wax qaldamey majiran, dareenkagane kawaran?

Vidya: Haa dabcan, niyada aya ka dhaawac meysa marka filimkaaga ganacsi fiican sameynin. Xanun ayan darema. Aniga ahanteyda filim walbo waxan u dhowra sida ilmo yar oo kale. Waxa rajeynesa in filimka dadka ay ku qancaan.
Wey adagtahay ina jawaab kabixiso sababta filimkaga ganacsi liito usameye. Sido kale xanun ayan darema, wan ilmeeya, kadibne nolosha way sii soconeysa. Wa riyadeyda oo rumowdey inan jilaa noqdo. Aad ayan ugu faraxsanahay shaashada.
Wax cadaadis ah miyu ku saran yahay Hadeer Maadama Begum Jaan Guul Weyn Gaarin?
Vidya: Maya, wax cadaadis ah majiraan. Laakinse wan jeclahay filimadeydo dhan iney super hit noqdan. Waxan heystey shan filim oo hit ah ka hor Hamari Adhuri Kahaani. Waxan ku rajo weynaa iney waxbo ka halaabi doonin filimka.
Marki filimka uuso baxey kadib galab axad ah ayan lahadley Bhatt sir, kadib wan lilmeeye. Bandhigeyga ugu wanagsan ayan lasoo baxey inta duubista socotey sido kale horumarinta filimka dadaal dheer ayu aha, laakinse ugu dambenti ciyaarta meesha ugu sareyso kama aanan gaarin.
Majiraan atariisho aad ugu jeceshahay iyo doorka ey mataleyso oo ah ka ganacsiga jirka?
Vidya: 50-meyadii xidigo badan aya kasoo muuqden doorkasi. Rekha filimo badan ayey ku matashey doorka jirka laga ganacsanayo, Mandi sido kaleto. Laakinse waxan ugu jeclahay Mina Kumari filimka Pakeezah.
Kangana Ranaut ayan dhoweeto ayey sheegtey in dagaal kala dhaxeynin shaqsi, balse isla weyni ey qaban shaqsiyad ka howl galo Bollywood, maxad arintaasi kaleedahay?
Vidya: Isla weynida Raga wey nagu hareereysan tahay. Shabakada filimada waa qeeb ka mid ah bulshada. Magaran kari sababta dad badan ey u dhahan Bollywood waxa ka buuxo waxwalbo oo xumaan ah. Taasi runta ma Ahan.
Filimada waxa laguso bandhigaa dhacdooyinka taabaneyso bulshada. Waa meel xirfada shaqsiyada kusoo bandhigan. Aniga waxan kasoo jeeda reer filimada taariq ku lahen. Familkeyga aniga ka hor Amitabh iyo Hema Malini ayey garanayen kaliya. Marka waxan aamin sanahay qof walbo in boos oga banaan yahay shabakada Bollywood wax kala eexsi la yiraahdana uusan kajirin.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here