Markale waxaa Hees laga soo bandhigay filimka Munna Micheal ee uu hogaaminayo atooraha dhalinyarada ah ee Tiger Shroff.

Heesta laga soo bandhigay imika flimka Munna Micheal waxaa lagu casuumay Micheal Jackson, markana Tiger Shroff wuu soo qaatay maadamo wacdaro dhigaayo sidookalena xaqiijinaayo in uu yahay Boqorka Dancega sanadkan 2017ka u haysta Bollywoodka.

Hadaba akhriste hoos nagala daawo Heesta Beparwah.

Song Name Beparwah

Music Guarov-Roshin

Singers Sidharth Basrur and Nandini Dep

Lyrics Kumar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here