Markale waa Hees laga soo bandhigay flimka Toilet Ek Prem, ee ay hogaamiye ka yihiin Akshay Kumar iyo atriishada Bhumi Pedneker.

Gori Tu Latth Maar ayaa Heesta magaceeda layidhaa, waana Hees aan inaba caadi ahayn flimka Toilet Ek Prem intaan tiyaatarada lasaarin waxuu la tartamayaa aflaamta laga soo bandhigo maaalin kasta Heeso, sidaa daraadeed Akshay Kumar waxuu rabaa asna in uu soo bandhigo Heeso badan hogaankana u qabto.

Nala daawo hadaba Heesta Gori Tu Latth Maar, ee kujirta flimka Toilet Ek Prem.

Song Name Guri Tu Latth Maar

Singers Sonu Nigam and Palak Muchhal

Music Manas Shikhar

Lyrics Garima Wahal and Sidharth Singh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here